Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

War degdeg ah: Dooni Kalumeysi oo Laga Lahaa Dalka iiraan oo lagu afduubtay xeebaha gobolka gardafuu


warar ka soo baxaaya Xeebaha deegaanka Xaabo oo ka tirsan degmada caluula ee Gobolka Gardafuu ayaa Sheegaya in Lagu Afduubtay Dooni Kalumeysi oo Laga Lahaa Dalka Iiraan.

Nabadoon Aadan Siciid Xayle oo Ka Mid Ah Waxgaradka Deegaanka Ayaa warbaahinta u sheegay in Doontaasi ay qafaasheen Dhalinyaro Kaluumeysato Ah.

Waxaa muuqanaya in si tartiib tartiib ah ay uso noqonayaan Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida, kuwaas oo afduubaya Maraakiib iyo Doonyo.

xukuumada madaxwayne c/wali maxamed cali gaas ayaa horay looga digay doonyaha kaluumaysiga sharci darada ah ee uu maamulkiisu waraaqadaha u jaraayo inay ka dhalan doonto dhibaato iyo kaluumaysatada xeebaba puntland oo ku noqda falalkii burcad badeednimada ahaa

SHABAKADA BAARGAAL.NET


This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

War degdeg ah: Dooni Kalumeysi oo Laga Lahaa Dalka iiraan oo lagu afduubtay xeebaha gobolka gardafuu

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×