Madaxweyne Gaas Oo Magacaabay Gudiga Ansixinta Iyo Xalinta Khilaafaadka Baarlamaanka PuntlandBaargaal.net · 11:27 03 Dec 2018Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magacaabay Gudiga ansixinta iyo xalinta khilaafaadka golaha wakiilada dowlada Puntland.Gudiga ansixinta iyo xalinta khilaafaa… Read More
Guddiga Ansixinta Iyo Xallinta Khilaafaadka Oo Soo Saaray Shuruucaha Laga Rabo Xildhibaannada CusubBaargaal.net · 12:20 06 Dec 2018Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka Puntland ee uu magacaabay madaxweyne Gaas ayaa maanta shaaciyay shuruudaha looga mid noqon karo Baarlamaanka iyo jadwalka la qabanayo… Read More
Siciid Deni Oo Ku Baaqay Shirweyne Ka Hor Doorashada 2020/2021-kaGet The Latest East … · 09:31 15 Jun 2020br> Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhiga 46-aad ee baarlamaanka maamulkaasi ayaa ka hadlay xaa… Read More
Akhriso: Isimada Puntland Iyo Murashixiinta Oo Kulan Albaabada U Xiran Yihiin Ku Yeeshay Guriga Islaan CiiseBaargaal.net · 18:07 22 Dec 2018Isimada Puntland iyo qaar badan oo kamid ah murashixiinta madaxtinimada puntland iyo gudiga ay isimada puntland u saareen doorashada , guddiga khilaafaadka iyo laamaha amniga ayaa kulan alba… Read More