Caluula: Israsaasayn Dhexmartay Ciidamadda Badda Puntland Iyo Maleeshiyaadka Haysta Markabka Aris 13
Baargaal.net · 09:56 16 Mar 2017
Wararka ka imaanaya degmadda Caluula ee gobolka Gardafuu ee Puntland ayaa sheegaya in is rasaasayn koobani ay dhexmartay Ciidamadda Badda Puntland ee PMPF iyo maleeshiyaadka haysta markabka… Read More