Maxaa Ka Soo Kordhay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Ee MuqdishoBaargaal.net · 09:55 29 Oct 2022 Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka socdo shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyo dowlada federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kaas oo Khami… Read More
Sawiro : R/W Xamse Oo Caawa Casho Sharaf U Sameeyay Xulka QarankaBaargaal.net · 04:18 17 Oct 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre,ayaa caawa casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Addis Ababa cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17 jir… Read More
Maxaa Looga Hadlay Shirka Maanta Ee Golaha Wasiirada Puntland?Baargaal.net · 12:15 25 Nov 2021 Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Dr. Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo Maanta khamiis ah ka qabsoomay Magaalada Garowe ee caasimada… Read More
Xog: Muxuu Salka Ku Hayaa Khilaafka Axmed Madoobe Iyo Deni Iyo Musharaxiinta?Baargaal.net · 10:34 22 Aug 2021 Waxaa soo shaac baxay khilaaf u dhaxeeya Midowga Musharaxiinta Soomaaliya iyo madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland oo mar xulufo siyaasadeed ku ahaa la-dagaalanka madaxweyne Farmaajo… Read More
QOOR QOOR Iyo Guudlaawe Oo Qaatay Go’aan La Xiriira Muranka Doorashada (Xog)Baargaal.net · 09:41 20 Jan 2021 Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana degaan doorashadoodu tahay Galmudug iyo HirShabeelle ayaa siyaabo kala gooni gooni ah Caasimada Online ugu sheegay in Axmed Q… Read More
Xog: Ciidamada Ethiopia Oo Billaabay Inay Ka Baxaan GedoBaargaal.net · 19:21 05 Nov 2020 Ciidamada Ethiopia ayaa billaabay inay ka baxaan gobolka Gedo, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay iyo goobjoogeyaal u sheegeen Caasimada Online.Xubno ka tirsan maamulka gobolka Ge… Read More