Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

mid kamid ah beelaha Puntland oo cabasho xoogan ka muujisay hayadaha Garsoorka Puntland

Mid Kamid Ah Beelaha Puntland Oo Cabasho Xoogan Ka Muujisay Hayadaha Garsoorka Puntland

 

Nabadoono, waxgarad , Ganacsato , iyo culimada mid kamid ah beelaha Puntland oo maanta kulan warbaahineed ku qabtay Degmada Baargaal ee Gobolka raascasayr ayaa cabasho xoogan ka muujiyay hayadaha Garsoorka Puntland 

Cabashada ayaa si gaar ah u taabanaysay maxkamada sare ee Puntland iyo taliyaha Ciidanka Asluubta dawlda Puntland Sareeye guuto saxardiid maxamed axmed 


Odayaasha iyo waxgaradka ayaa ugu baaqay madaxwaynaha Dawlada puntland H.E Said Abdullahi Deni inuu si degdeg ah u soo faragaliyo arinkan waxna uga qabto ku takrifalka iyo caddaad darada ka jirta meelihii cadaadlada loo soo raadsan jiray ,




This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

mid kamid ah beelaha Puntland oo cabasho xoogan ka muujisay hayadaha Garsoorka Puntland

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×