Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha cusub ee Gobolka Gardafuu oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Taageer

Waxaa maanta magaalada Taageer oo kamid ah magaalooyinka iyo deegaanada hoos yimaada Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu si diiran oo wayn loogu soo dhaweeyay Wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Cusub ee dhawaan loo magacaabay Gobolka Gardafuu Samafale Cumar Cismaan Siciid  iyo Taliyaha Cusub ee qaybta Policeka gobolka Gardafuu G/ sare Fuaad maxamud xuseen oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo uu kamid yahay Gudoomiyihii hore ee gobolka gardafuu muuse saalax guuleed iyo  wasiiro Agaasimayaal ka socda Dawlada Puntland  

Maamulka Cusub ee Gobolka gardafuu ee Dhawaan la Magacaabay ayaa bilaabay safaro ay ku kormeeraayaan uguna kuurgalayaan dhamaan deegaanada iyo degmooyin Gobolka Gardafuu iyadoo galabta  si Farxad iyo rayn rayne ku jirto loogu Soo Dhaweeyay Magaalada taageer 

maalulka cusub ayaa la filayaa inay dhawaan si rasmi ah ula wareegaan xilalkooda , markii ay gaaraan haduu  eebe idmo magaalada Caluula ee xarunta Gobolka Gardafuu 

























This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha cusub ee Gobolka Gardafuu oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Taageer

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×