Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Messi oo ku laabanaya Barcelona

 


Xiddiga kooxda PSG ee Lionel Messi ayaa lagu arkay garoonka diyaaradaha ee magaalada Barcelona ee El Prat isaga iyo qoyskiisa.

Jijantes ayaa sheegaya in Messi iyo qoyskiisu ay soo gaadheen magaalada Barcelona.

Wararka ayaa sheegaya in uu Messi gabi ahan u soo duulay magaalada Barcelona marka la eego in ay wateen 15 boorsooyinka safarka ah marka ay ka soo dageen diyaarada.

Xiddiga reer Argentine ayaa helay dhawr maalin oo fasax ah oo ay siisay kooxda PSG waxana uu u muuqdaa mid wakhti ku qaadanaya Barcelona.

Waxaana go’aankan uu imaanayaa iyadoo Messi lala xiriirinayo inuu ku laabanayo Barca maadaama uu qandaraaskiisu dhacayo xilli ciyaareedkan.

Wararka ayaa sheegaya in ay Barcelona haatanba diyaarisay dalab Rasmi ah oo ay dib ugu soo celinayso xiddiga kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan.




This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Messi oo ku laabanaya Barcelona

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×