Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Madaxweynaha puntland oo dhawaan ku sii jeeda dalka imaaraadka carabta



Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa warar hoose oo ka soo baxaya ilwareedyo ka agdhow Madaxtooyada Puntland sheegayaan in dhawaan uu  ku wajahan yahay magaalada Dubai ee xarunta ganacsiga Dalka isutaga imaaraatka carabta .

Sarkaal sare oo ka tirsan Madaxtooyada ayaa u xaqiijiyay warbaahinta qaar in madaxwayne  Siciid C/laahi Deni uu maalmaha soo socda u safrayo dalkaas isutaga Imaaraadka Carabta asagoo uusan sarkaalku  sheegin intaas wax ka baxsan   

Safarka madaxwaynaha ee Dubai  ayaa ku soo beegmaya xilli uu dhawaan Madaxwaynaha Puntland Dr Saciid c/laahi deni uu safar kormeer shaqo iyo u kuurgalid ku tagay Bariga Fog ee puntland gaar ahaan qaybo kamid ah Gobolka Gardafuu iyo Degmada Xaafuun 



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Madaxweynaha puntland oo dhawaan ku sii jeeda dalka imaaraadka carabta

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×