Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo Magaalada Bosaso kulan wada-tashi ah kula yeeshay wafdi Isimo ah oo ka yimid Gobolka Sool

 


Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo mudooyinkii dambe ku maqnaa safar dalka dibadiisa ah ayaa Magaalada Bosaso kulan wada-tashi ah kula Yeeshay Wafdi Isimo ah oo ka Yimid Gobolka Sool kuwaas oo uu Hogaaminayay Garaad Cabdisalaan Xasan.

Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa intiisa badan diirada lagu saarayay xaalada Magaalada Laascaanood iyo sidii loogu gurman lahaa shacabka ku barakacay dagaalka ay Soomaliland ku soo qaaday Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Beeldaajaha waxaa kulanka ku wehlinayey Suldaan Maxamed Muuse Indhataag, Nabadoono, Ganacsato iyo Siyaasiyiin.




















This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo Magaalada Bosaso kulan wada-tashi ah kula yeeshay wafdi Isimo ah oo ka yimid Gobolka Sool

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×