Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

SAWIRO: Madaxweynaha Puntland oo si wayn loogu soo dhoweeyay Degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu

 

Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu, halkaasi oo Madaxweynuhu ku tegay safar shaqo.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka Diyaaradaha ee Caluula kusoo dhoweeyay, Xubno ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Maamulka Gobolka Gardafuu, kan Degmada Caluula iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Caluula. 

















This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

SAWIRO: Madaxweynaha Puntland oo si wayn loogu soo dhoweeyay Degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×