Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Sawiro: Madaxwayne Deni oo si diiran loogu Soo dhaweeyay Degmada Murcanyo



Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa si weyn Loogu Soo dhoweeyay Degmada Murcanyo ee Gobolka Gardafuu. Waxaa Soo dhoweynta Madaxweynaha ka qeybgalay Goleyaasha Dowladda, Maamulka Gobolka Gardafuu, kan Degmada Murcanyo iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

 Madaxwaynaha Puntland ayaa waxa uu  dhagax dhigay saldhiga Booliska degmada,  waxaana uu booqday beeraha degmada waxaana uu ku dhiirigeliyey dardargelinta waxsoo saarka beeraha.
















This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Sawiro: Madaxwayne Deni oo si diiran loogu Soo dhaweeyay Degmada Murcanyo

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×