Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Madaxwayne Deni oo Diyaarad gaar ah Ku tagaya Degmooyinka Xaafuun iyo Caluula


Boosaaso (Baargaal.Net)  Waraka ka imaanaya Magaalada Boosaaso gobolka Bari ahna  xarunta Ganacsiga Puntland oo mudooyinkan uu Ku sugnaa Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegaya in madaxwaynuhu safar dhinaca cirka ah oo uu adeegsanayo Diyaarad gaar ah Ku marayo Deegaan Xeebeedyada Puntland ee Xaafuun , Hurdiya iyo Caluula oo ka kala Tirsan Gobolada Bari iyo Gardafuu .

Waxaa dhulka maray oo Madaxwaynaha ka sii horeeyay qayb kamid ah Ciidamadiisii ilaalada gaarka ah.

Maalinta Arbacada ah,ayaa la filayaa in uu gaaro Madaxwayne siciid Cabdullaahi Deni deegaanadaas

ujeedka ugu weyn ee tegista  Deegamaada Xeebaha Puntland, ayaa Ilo gaar Ku sheegeen Dhagax-dhiga Saldhig Melleteri oo Imaaraadka laga siiyay Degmada Caluula ee xarunta Gobolka Gardafuu halkaas oo uu Ku yaal marin Biyood muhiim ah.



Sii Akhri Read More


This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Madaxwayne Deni oo Diyaarad gaar ah Ku tagaya Degmooyinka Xaafuun iyo Caluula

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×