Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Yaa ku guuleystay doorashada kursigii uu banneeyay Mahad Salaad?

 


Ilyaas Sheikh Axmed Ibraahim ayaa ku soo baxay Doorashada Kursiga Hop147 ee deegaan Doorashadiisu tahay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug isagoo kaga Guuleystay Musharrax Aamino Tahliil Warsame oo la tartantay.

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Baarlamaanka 11aad ee JFS ayaa doorashada Kursigaan maanta ku qabtay Magaalada Dhuusamareeb iyadoo ay ka qeyb galeen Munaasabadda Masuuliyiin Heer Federaal iyo Heer dowlad goboleed ah.

Kursiga Hop147 waxaa baneeyay Agaasimaha Hey’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Yaa ku guuleystay doorashada kursigii uu banneeyay Mahad Salaad?

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×