Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Diyaarad Qaad siday oo ku bur burtay magaalada Cabudwaaq.



Diyaarad Qaad Siday ayaa goordhow ku bur burtay degmada Cabduwaaq ee gobolka Galgaduud, sida xogaha ay sheegayan.

Sawiiran taleefanka gacanta lagu qaaday oo la soo bandhiggay ayaa muujinaga diyaarada oo ku dhacday meel banaan ah oo ay ku yaalaan geedo yar yar, wali lama sheegin sababta rasmiga ah ee ka danbeysa burburka iyo dhicitaanka diyaaradan.

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in diyaaradda ay Qaad u siday magaalooyinka Cabudwaaq iyo Gaalkacyo, iyadoo aan la sheegin xadiga khasaaraha diyaarada iyo dadkii la socday.

Waxaa socda baaritaano ay wadaan laamaha amaanka ee Galmudug oo isku hareereeyay goobta diyaarada ay kusoo dhacday.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Diyaarad Qaad siday oo ku bur burtay magaalada Cabudwaaq.

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×