Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Waa maxay heshiisk ay gaareen maamulada puntland iyo galmudug

 


Maamul goboleedyada Puntland Iyo Galmudug oo gaaray heshiis shan qodab ah, kaasoo muhiim u ah iskaashiga iyo xasiloonida gobolka iyo bulshada labada deegaan.

Heshiiskan Ayaa lugu gaaray kulan ay yeesheen oday dhaqameedka laama adhi-boob oo katirsab gobolka mudug.

Kulankan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa gudoomiyaha gobolka mudug,mudane Ahmed shire Bukhaari, iyo gudoomiye ku xigeenka dhanka Puntland Iyo lamaha amniga labada maamul iyo oday dhaqanmeedka.

"Kulanka ayaa diiradda lugu saaray xoojinta xidhiidhka Bulshada Reer guuraaga ah iyo xal uhelid deegaamaynta dhulka xoolo daaqa ah, halkaas oo dagaala badan ku soo noqnoqdeen, kaasoo udhaxeeyay bulshada meesha wada degta," ayaa warsaxafadeed kasoo baxay kulankaas.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Waa maxay heshiisk ay gaareen maamulada puntland iyo galmudug

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×