Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Dhaqaale loo uruuriyay wadada Lafogoray oo laysku haysto

 


Xog gaartay warbaahinta  Ayaa sheegaysa in guddi ay magacowday dowladda Puntland 2019 oo hayay dhaqaale ay dad Soomaaliyeed ugu yabooheen waddada Lafogorayo ee gobolka Gardafuu laysku hayo lacagtaas wareejinteeda 

Lacagta oo dhan $330,000, kuna jirta koontooyin ay maamulaan guddi culimada u xilsaarnaa hawshaas ayaa dowladdu doonaysay in ay ku darto dhaqaale ku baxaya dhismaha wadada Lafogorayo oo la qorshaynayo in wax laga qabto.

ma jiraan warar madax banaan oo sheegaya  sababta guddiga wadaada  lacagtaas uruuriyay ay u diideen in ay ku wareejiyaan dowladda.

Hay’adda Waddooyinka Puntlnad ee PHA ayaa dhawaan shaacisay heshiis ku kacaya lacag gaaraysa $680,000 oo ay la saxiixatay shirkad  fulinaysa dhismaha wadada Lafogorayo.

Roobab da’ay bishii November 2019kii oo wataty dabaylo iyo daadad ayaa sababay in ay go’do waddada Lafogorayo oo halbowle u ah gobolka Gardafuu. 

wadada Lafogorayo ayaa ka mid tahay waddooyinka ugu khatarta badan degaannada Punrland iyo soomaaliya .



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Dhaqaale loo uruuriyay wadada Lafogoray oo laysku haysto

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×