Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Bosaso: Laba Caruur ah oo meydadkooda laga helay xeebta

 


Meydka laba caruur ah oo da’adooda lagu kala sheegay 11 jir & 12 jir ayaa laga helay xeebta Magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.

Caruurtan oo ay baddu qaaday shalay Ayaa saaka soo tuftay sida ay xaqiijiyeen eheladooda.

Dhacdadaan ayaa ku soo beegmeysa xilliyada ay dabaylaha xagaagu dhacayaan waxaana horey xeebaha badda cas ugu degay doonyo ganacsi oo u soo socday Bosaso.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Bosaso: Laba Caruur ah oo meydadkooda laga helay xeebta

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×