Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Puntland oo hawlgal qorsheysan ka fulisay buuraha sil-silada Golis ee Gobolka Bari

 


dawlad goboleedka Puntland oo Hawlgal Qorsheysan ka fulisay buuraha sil-silada Golis ee Gobolka Bari gaar ahaan dhulka ay ku dhuumaalaystaan kooxaha daacish iyo alshabaab oo ka tirsan Ururada Argagixisada.

Saraakiil u hadlay qeybaha kala duwan ee ciidanka Puntland ayaa sheegay in ay burburiyeen saldhigyo kala duwan ay kooxda argagixisada  Al Shabaab lahaayeen waxayna gacanta ku dhigeen agab ka kooban raashin, budada qaraxyada laga sameeyo iyo daawooyin.

Kooxda argagixisada  Al Shabaab ayaa u firxaday buuraha fog waxaana ciidmadu ay sheegeen in ay howlgaladu wili sii socon doonaan.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Puntland oo hawlgal qorsheysan ka fulisay buuraha sil-silada Golis ee Gobolka Bari

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×