Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Sheekh Aadan Siiro Oo Ku Geeriyooday Dalka Hindiya

 


Allaha u Naxariistee Shiikh Aadan Max’uud Xiiray (Aadan Siiro) oo ka mid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed ee caanka ah ayaa ku geeriyooday caawa dalka India.

Shiikh Aadan Siiro ayaa xanuun awgii loo geeyay dalka Hindiya si halkaas loogu soo daweeyo.

Sheekh Adan Siiro waxa uu ahaa mid kamida culimada waawayn ee Somaliland waxa uu Sheekhu aad iyo aad ugu takhasusay taariikhda iyo siirada rasuulka SCW iyo Asaxaabtiisa.

Allaha u naxariistee Shiikh Aadan Siiro waxa uu muddo dheer duruus kala duwan oo Diini ah ka bixin jiray Masaajidada ku yaalla magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Sheekh Aadan Siiro Oo Ku Geeriyooday Dalka Hindiya

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×