Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

MADAXWEYNE SICIID DENI OO U DHOOFAY WADDANKA IMAARAADKA

 

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta safar aan la shaacin ugu baxay Waddanka Imaaraadka Carabta.

Madaxweyne Deni oo ka dhoofay caasimadda Garoowe ayaa sii mari doona magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Dad lagu kalsoon yahay ayaa warbaahinta u xaqiijiyay  in safarka Siciid Deni ku tegayo waddanka Imaaraadka Carabta uu la xiriiro arrimo siyaasadeed.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

MADAXWEYNE SICIID DENI OO U DHOOFAY WADDANKA IMAARAADKA

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×