Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Ingiriiska Oo Laga Hor-joogsaday Qorshe ay Dad Qaxootiya ku Gaynaysay Rwanda.

 


Dawladda ingiriiska ayaa sheegtay in ay si taxadar leh u eegeyso eedeymaha xukun maxkamadeed oo lagu hakiyay duulimaadka kooxdii ugu horeysay ee magangalyo doon ah oo dawladda Ingiriisku gayn lahayd Rwanda habeenkii talaadada.

Diyaaradda oo la filayay in ay qaaddo ilaa iyo 7 ruux oo magan-galyo doon ahaa Ayaa soo degtay kadib markii go’aan ay soo saartay maxakamadda xuquuqda aadanaha ee Yurub uu caqabad sharci ku noqday London.

Dawladda Ayaa Sheegtay in qorshahan dadka lagu geynayo Rwanda uu yahay mid niyad jab ku ah kuwa dadka tahriibiya, laakiin dadka ka soo horjeeda waxay sheegeen in uu yahay mid lacag badan ku kacaya bani’aadanimadana ka baxsan.

Wasiirka arimaha gudaha ingiriiska Priti Patel ayaa sheegtay in kuwii laga reebay diyaaradda la saari doono duulimaadka xiga.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Ingiriiska Oo Laga Hor-joogsaday Qorshe ay Dad Qaxootiya ku Gaynaysay Rwanda.

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×