Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

MAXKAMADDA GAROOWE OO SAAKA U FADHIDA DACWAD KU SAABSAN DHOOFINTA GEED-QUWAAXA

 


Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Garoowe ayaa saaka mar kale u fadhida dhegaysiga dacwadda ku saabsan Dhoofinta dhirta loo yaqaan geed-quwaaxa.

Dhegaysiga dacwadda ayaa socda kadib markii maxkamadda la hor-keenay nin ku eedaysan mashruuca Dhoofinta Dhirta geed-quwaaxa kaas oo u xiran dowladda.


Xeer ilaalinta ayaa Sidoo Kale waaran u jartay mas’uuliyiin hore xilal uga soo qabtay Puntland oo ku eedaysan dhoofinta geed-quwaaxa.

Mas’uuliyiinta ku lug yeeshay barnaamijkaas waxaa sidoo kale kamid ah kuwa hadda xilal ka haya dowladda oo ay ku jiraan xildhibaano inkastoo aan weli tallaabo laga qaadin.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

MAXKAMADDA GAROOWE OO SAAKA U FADHIDA DACWAD KU SAABSAN DHOOFINTA GEED-QUWAAXA

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×