Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Dani & Karaash Oo Shir Albaabadu U Xidhan Yihiin Yeeshay

 


Kulanka ayaa la sheegay in uu dalbaday Madaxweyne Deni, isla markaana kuxigeenkiisa uu kala tashanayay mas’uuliyiin cusub oo la magacaabayo kuwaas oo ay ku jiraan Wasiiro Iyo Agaasimayaal.

Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada ayaa sheegaya in kulanka labada mas’uul uu ahaa mid ay albaabadu u xirnaayeen, hayeeshee ay labada mas’uul isfaham gaareen.

Saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu soo saaro Wareegto uu ku Magacaabayo Wasiiro iyo Agaasimayaal, isbedelkaas oo dad badan ay xilalka ku weyn doonaan.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Dani & Karaash Oo Shir Albaabadu U Xidhan Yihiin Yeeshay

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×