Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

MADAXWEYNE DENI OO MUQDISHO KULA KULMAY SAFIIRKA IMAARAADKA CARABTA

 


Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka dowlada Imaaradka Carabta ee Soomaaliya, Maxamed Axmed Cuthmaan.

 Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland Ayaa Lagu sheegay in labada mas’uul ku kulmeen magaalada Muqdisho balse lama faahfaahin waxay ka wada-hadleen

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay dowladda Imaaraadka garab istaaga iyo gurmadka ay u fidiyeen dadka Soomaaliyeed ee Abaaruhu saameeyeen” ayaa lagu yiri Qoraalkaas.

Sii Akhri Read More


This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

MADAXWEYNE DENI OO MUQDISHO KULA KULMAY SAFIIRKA IMAARAADKA CARABTA

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×