Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

DAGAAL CULUS OO SAAKA DIB UGA QARXAY BOOSAASO


Waxaa saaka ma labaad Dagaal Culus ka qarxay Magaalada boosaaso ee xarunta Ganacsiga dawlada Goboleedka Puntland.

Dagaalka ayaa u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo ciidamo taabacsan Agaasimihii xilka laga qaaday ee PSF Maxamuud Cismaan Diyaano.

 Dhawaqa Rasaasta iyo hubka culus oo ka dhacaya laba dhinac ayaa laga maqlayaa xaafadaha ku dhow xarunta hay’adda PSF.

Dagaalka ayaa dib u bilowday xilli ay socdeen dadaalo lagu doonayo in xiisadda taagan lagu dhammeeyo xal nabadeed.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

DAGAAL CULUS OO SAAKA DIB UGA QARXAY BOOSAASO

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×