Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

PUNTLAND OO SAACADAHA SOO SOCDA SII DAYNAYSA KURAASTA UGU MUHIIMSAN GOLAHA SHACABKA

 


Guddiga doorashooyinka heer Puntland ayaa lagu wadaa in ay saacadaha soo socda sii daayaan kuraasta u horraysa xubnaha Baarlamanka ee laga soo doorto Puntland.

Madaxweyne Siciid Deni Iyo xubnaha guddigan ayaa shalay kulan gaar ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada Garoowe sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan xafiiska madaxweynaha.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha ku saabsan doorashada xubnaha golaha shacabka ee ka imaanaya Puntland.

Wararka qaar ayaa sheegaya in madaxweyne Siciid Deni iyo guddigu isla garteen in hal mar la sii daayo kuraasta ugu muhiimsan doorashada




This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

PUNTLAND OO SAACADAHA SOO SOCDA SII DAYNAYSA KURAASTA UGU MUHIIMSAN GOLAHA SHACABKA

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×