Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Xarunta Agoonta iyo Danyarta Magaalada Baargaal

Xarunta Agoonta Iyo Danyarta Magaalada Baargaal
Magaalada Baargaal ee Gobolka Gardafuu Waxaa ilaahay mahadiis Lagu guulaysatay dhameystirka dhismayaasha Xarunta Agoonta iyo Danyarta Magaalada Baargaal oo ay Dhismaheeda iyo Shaqadeeda isku Daba Riday oo ilaa hada Gacanta kuhayso Maamo Muxubo Cismaan Guuleed  

 waxaan ka mid ah qeebaha la Dhisay Qaybti Fasalada oo ardaydu wax ku baranaayeen 
 2. Qaybta Jiifka 
 3. hoolkii cunta 
 4. masajid iyo qolalkii cunta karinta 

 Hadaba Waxaa laga Codanayaa dadka Muxsiniinta ah Inay Akoonada Hoos Ku Qoran Uga Qaybqaataan Wixi ay Ku Darsanayaan maadaaba Goobtani tahay Goob Khayriya

Akoonads muasasada AbdulAziz Zain iyo daryeenlka Agoonta

A/C SALAAM    80512170
A/C AMAL        1013161161
    


This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Xarunta Agoonta iyo Danyarta Magaalada Baargaal

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×