Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Guddiga Doorashada oo sheegay in dhowaan Ergada la xareyn doono


Shir looga hadlayay bilaabidda xaraynta ergada doorashada Golaha Shacabka ayaa waxaa Muqdisho ku yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad Gobolleed

Shirka oo socday muddo sadex cisho ah ayaa waxaa ka qeybgalay Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal, kaasi oo isugu yeeray Shirgudoonada Gudi hoosaadka Doorashooyinka Somaliland, Galmudug, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Banaadiriga iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka,

Ujeeddada shirka ayaa ah bilaabidda xaraynta ergada Doorashada Golaha Shacabka iyo Qodobo kale oo muhiim ah.

Sii Akhri Read More


This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Guddiga Doorashada oo sheegay in dhowaan Ergada la xareyn doono

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×