Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Wasiirka Qorshaynta Puntland oo shaqadii Laga joojiyay

 


Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan  karaash ayaa  shaqada ka joojiyay Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange.

Wasiir Cabdiqafaar Xaange ayaa shalay ka maqnaa Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo uu shir-guddoomiyay Ku simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan ( Axmed Karaash).

Ilo lagu kalsoonyahay ayaa  warbaahinta  u xaqiijiyay in Madaxweyne ku xigeenku si rasmiya shaqada uga joojiyay wasiir Xaange kadib markii khilaaf soo kala dhex galay labada mas’uul.




This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Wasiirka Qorshaynta Puntland oo shaqadii Laga joojiyay

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×