Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Baargaal oo Si diiran loogu soo dhaweeyay Wafdi ay hogaaminaayaan wasiirka Kalluumaysiga iyo Wasiirka Tamara Macdanta iyo Biyaha Puntland


Magaalada Baargaal waxaa maantay si diiran loogusoo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada Dawlada Puntland Eng Mohamoud Hagi Sallah Iyo Wasiirka Tamara Macdanta iyo Biyaha Dawlada Puntland Ahmed Taaraan oo Kamida gudiga Qiimaynta Dabaylahi iyo Roobabki ku dhuftay Gobolada Karkaar Gardafuu iyo Bari.

Wafdigan Wasiirada ah waxaa afafka hore ee Magaalada Baargaal kaga Horyimid Maamulka Degmada Baargaal Nabadoono Waxgarad Ururada Haweenka kuwa Dhalinyarada iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada Baargaal.

Wafdiga ayaa Soo dhawayn Kadib Bulshada Baargaal uga Mahad Celiyay soo Dhawaynta iyo maamuska ay usameeyen waxayna sheegen in inta ay joogaan Baargaal lakulmi doonaan qaybaha kala duwan ee Bulshada.






























This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Baargaal oo Si diiran loogu soo dhaweeyay Wafdi ay hogaaminaayaan wasiirka Kalluumaysiga iyo Wasiirka Tamara Macdanta iyo Biyaha Puntland

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×