Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Doon kasoo ambabaxday Imaaraatka oo siday in ka badan 30 baabuur iyo badeecooyin una rarneed jasiirada socatra ayaa ku degtay xeebaha cumaan

Tags: ayaa doon siday

wararka ka imaanaaya jasiirada  Socotra Ayaa sheegay  in doon xamuul oo alwaax ah oo siday alaabooyin iyo gawaari gaar loo leeyahay oo ay leeyihiin dadka jasiirada ay ku degay xeebaha Saldanada Cumaan.

Shabakadda Al-Mahra Net oo ka soo xiganaysa  ilo-wareedyada  ayaa sheegtay in doon xamuulka qaada oo alwaax ah ay ka tagay Xeebaha Imaaraadka ayaa ku degay meel ka baxsan xeebta Cumaan, iayadoo waday in ka badan soddon baabuur, marka lagu daro shixnadaha ay siday oo isugu jirtay agabyo iyo alaabo kala duwan oo loogu talagalay jasiiradaha.

Marka laga hadlayo sababaha degitaanka, ilahan ayaa soo jeediyay inay sabab u tahay kororka xamuulka oo dhaafay xadka la oggol yahay doonyaha noocaas ah , halka shaqaalihii markabka oo Hindiya  u dhashay ay ka badbaadeen inay ku qaraqmaan oo aan la diiwaangelinin wax khasaaro nafeed shilka awgiis .

Xigasho: Mahariya Net



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Doon kasoo ambabaxday Imaaraatka oo siday in ka badan 30 baabuur iyo badeecooyin una rarneed jasiirada socatra ayaa ku degtay xeebaha cumaan

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×