Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Guddoomiyaha Degmada C/Casiis oo xilka la wareegtay (SAWIRRO)



Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) iyo wasiir ku xigeenka amniga dawlada fedraalka mudane 
C/naasir Siciid Muuse oo galabta ka qeyb galay Munaasabdda ay xilka kula Wareegeysay Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Cabdicasiis Marwo Rowdo Cabdi Cali.

Waxaa xilkaan wareejiyay Mahdi Ali Faarax oo ahaa Guddoomiyihii Degmadan ee xil ka qaadista lagu sameeyay.

Guddoomiyaha cusub ee Degmadan ayaa balan qaaday si wanaagsan inay ugu shaqeyn doonto Bulshada, islamarkaana masuuliyad wanaagsan ay muujin doonto.

Duqa Muqdisho ayaa maalmahan wuxuu wadaa isbedelo kala duwan oo uu ku sameynaayo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.






This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Guddoomiyaha Degmada C/Casiis oo xilka la wareegtay (SAWIRRO)

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×