Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Askari ka tirsan ciidamada Booliska oo Boosaaso lagu dilay


Askari ka tirsan ciidanka amniga magaalada Boosaso ayaa la sheegayaa in lagu dilay gudaha magaalada..

Dilka ayaa ka dhacay qeybta lagu iibiyo dhuxusha ee suuqa weyn ee magaalada Bosaso.

Dilka ayaa la sheegay in ay geysteen koox ku hubeysnayd bastoolada, iyadoo dilka kadib ka baxsaday goobta.

Askeriga la dilay ayaa lagu magacaabi jira Xamari, waxa uuna ka tirsanaa saldhiga biyo-kulule

Dilalka loo geysanayo askarta, dadka dowladda u shaqeeya iyo hal doorka ayaa mudooyinkan ku soo badanayey magaalada Bosaso.


This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Askari ka tirsan ciidamada Booliska oo Boosaaso lagu dilay

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×