Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Markab laga leeyahay dalka Norway oo badda Mediterranean-ka ka soo bad-baadiyay 90 tahriibayaal ah


Sida ay shaaca ka qaaday hay`adda MSF 90 tahriibayaal Afrikaan ah oo kasoo ambabaxay xeebaha dalka Libya iyaga oosaaran doon goome ka sameysan ayaa waxaa lagu bad-baadiyay badda mediterranean-ka.

Tahriibayaashan ayaa waxaa soo bad-baadiyay iyaga oo ay ka cadahay markab laga Leeyahay Dalka Norway oo lagu magacaabo Ocean Viking kaas oo horay u bad-baadiyay tahriibayaal kale oo Afrikaan ah.

Markabkab ayaa waxaa iminka dushiisa saaran 215 tahriibeyaal kuwaas oo doonaya in ay gaaraan waddan ka mid ah Yurub.

Saraakiisha markabka saaran ayaa waxa ay sheegayaan in qaar ka mid ah tahriibayaasha ay soo bad-baadiyeen ay ku yaaliin dhaawacyo kala duwan.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Markab laga leeyahay dalka Norway oo badda Mediterranean-ka ka soo bad-baadiyay 90 tahriibayaal ah

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×