Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Al-Shabaab Oo Iska Fogaysay Dil Xalay Ka Dhacay Magaalada Boosaaso.

Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Boosaaso lagu dilay Cabdullaahi Cali Cumar oo ahaa Maareeye ku Xigeenkii Shirkadda Isgaarsiinta Golis ee Ka hawlgasha deeganada Puntland.
bayaanka ka soo baxay ururka xagjirka ee Alshabaab Ayaa Lagu yiri Dilka ayaa ka dhacay afaafka hore ee Masjidka Rowda qofka la dilayna wuxuu ka mid ahaa ganacsatada ugu caansan gobolka Bari oo aan wax lug ah ku lahayn siyaasadda 
war saxaafadeedka lagu daabacay bogaga ururka xagjirka ah ee alshabaab ayaa lagu sheegay in ururku uusan  wax lug ah ku laheyn falkaas dilka ee loo geystay ganacsade Cabdullaahi Cali Cumar oo ahaa alaha u naxariistee  Maareeye ku xigeenkii Golis.
xubin kamid ah canaasirta ururka xagjirka ah ee alshabaab oo la hadlhay warbaahinta ku hadasha afka ururka alshabaab ayaa sheegay in canaasirtoodu aysan geysan falkaasi dilka ah ee lagula kacay ganacsadaha muslimka ah sida uu hadalka u yiri 
Shacabka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari  ayaa maanta ilaa xalay hadal-haya ugu badan ay ahayd falka dilka ah ee lagula kacay alaha u naxariistee Maareeye ku xigeenkii shirkadda isgaarsiinta Goolis.


This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Al-Shabaab Oo Iska Fogaysay Dil Xalay Ka Dhacay Magaalada Boosaaso.

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×