Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Maareeye ku xigeenkii Shirkadda Isgaarsiinta #Golis oo Caawa lagu dilay Magaalada #Boosaaso


Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa sheegaya in  koox hubeysan ay caawa magaalada toogasho ku dishay maareeye ku xigeenkii shirkadda Isgaarsiinta Golis. 

Dilkan ayaa ka dhacay magaalada Caawa, waxaana la sheegay inay falka dilka ah fuliyeen dabley bistoolado ku hubeysneyd oo rasaas ku furay Maareeye Ku-xigeenka Shirkadda Isgaarsiinta Golis C/laahi Cali Cumar (Jinac) kaasoo u geeriyooday rasaastii loo adeegsaday. 

C/laahi Cali Cumar (Jinac) ayaa ka mid ahaa odayaasha iyo ganacsatada magaalada Boosaaso caanka ka ah, 

waxaan dilkiisa si weyn u cambaareeyay siyaasiyiin iyo odayaasha Puntland.


This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Maareeye ku xigeenkii Shirkadda Isgaarsiinta #Golis oo Caawa lagu dilay Magaalada #Boosaaso

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×