Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Dhagayso: Qiimaha xoolaha ee seyladaha Baargaal iyo Garoowe


Halkan ka dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha maanta oo ay maalintu tahay maalin khamiis ah taariikhduna tahay 18/01/2018  ka maraayaann Sayladdaha xoolaha ee magaalada Baargaal ee Gobolka Gardafuu iyo magaalada Garoowe ee xarunta gobolka nugaal 

waxaa soo diray xubintan Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji. 


 xigasho: Radio Ergo


This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Dhagayso: Qiimaha xoolaha ee seyladaha Baargaal iyo Garoowe

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×