Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

waxaan ka sameeyaa ugu yaraan 400$ bishiiba

Tags: waxaan inaad uugu

 Habka Uugu fudud ee aad internetka lacag uuga samayn karto

Walaalayaal Waxaan ogahay in bulshada soomaaliyeed dhalinyarteeda haysato camal la`aan baahsan shanta soomaaliyeed meesha uu joogaba ha noqotee.

 Si aan taas wax uuga xalino haba yaraatee waxaan idiin soo bandhigayaa qaab fudud oo haddii aad tallaabooyinka si sax ah u raacdo aad kaga samayn karto internetka lacag wanaagsan oo uugu yaraan kuu noqota baalashka iyo waxaad shaah ku cabto.

Waxaad kaga nasan baahida ah in aad qof waxaan 1$ ahayn aad maalin kasta waydiiso.

Haddii aad dedaal la timaadana waxaan kuu hubaa Inaad lacag fiican oo kuu dhiganta aad ka qabsan doonto.


Si aan hawshaa uugu guulaysano raac talaabooyinkan;

 

1. Diyaarso Laptop.

2. Khad internet waa inaad haysataa.

3.  Booqo https://www.blogger.com/   ka dib account website ka furo.

4. Si aad google adsense uugu xidhato kuuna aqbalo waxaa lagaaga  baahanyahay ilaa 15 post oo si fiican u diyaarsan inaad soo galisid.

5.  Ka dib maalmo yar oo posts kaasi aad soo galisay waxa aad dalbanaysaa google adsense kaas oo web kaaaga kusoo dayn doona xayaysiisyo marka uu ku aqbalo.

  

Waxaa aan bishii ka sameeyaa lacag dhan 400$ ilaa 1000$ inta u dhaxaysa ilaa 4tii bilood ee u danbaysay.

Run ahaantii waa lacag xataa in reero lagu biilo ku filan.

 

Post ga aad maalin soo galiso waligaaba lacagteeda waa kuu soconaysaa marka  dad badan furaanba. Lkn waa inaad ka war haysaa website kaaga oo aad kolba wax cusub oo xiiso leh soo galisaa.

 

Haddii aanad qoraalkayga aad wax uugu fahmin waxan kugula talinayaa inaad youtube ka ka raadiso waxaad ka helaysaa soomaali badan oo ka waramaysa waliba si faahfaahsan.

Aniga waxay iga ahayd uun baraarujin.



This post first appeared on Finder, please read the originial post: here

Share the post

waxaan ka sameeyaa ugu yaraan 400$ bishiiba

×

Subscribe to Finder

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×