Dooni nooca kalluumeysiga ah oo lagu magacaabo Chotechai Navy 35 oo laga leeyahay dalka Thailand ayaa lagu qabtay xeebta magaaladda Bagnkok ee wadanka Thailand iyadoo sida shixnad kalluume… Read More
Madaxweynaha Puntland ayaa shaqadii ka eryay qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Puntland, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.Waxaa shaqadii laga er… Read More
Maxakamdda darajada koowaad ee gobolka Bari ayaa maanta go’aan kama dambeys ah ka gaaraysa dhegesyi kiiska loo heystay labo mas’uul oo ka tirsan wasaaradda kalluumeysiga iyo khey… Read More
Dowladda Puntland ayaa markii u horraysay ka hadashay Ciidamo dhowaan ka soo muuqday baraha bulshada oo sheegay in ay ka go’een Puntland islamarkaana ay taageersan yihiin dowladda… Read More
Puntland waa maamul bixinayay shatiyada kalluumaysiga laga soo billaabo 1998kii. Xogta maamulladii kala dambeeyay ay ka qariyaan hanti-dhowrka waxaa ka mid ah tirada shirkadaha shishee… Read More
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladd goboleedka Puntland Dr- Jamac Farax Xasan ayaa maanta safar shaqo ku soo gaaray degmada Bargaal ee Gobolka Gardafu, Safarka waxaa ku wehelinayay… Read More
Baargaal.net::-Wasiirka Caafimaadka Dawlad goboleedka Puntland Dr- Jaamac Faarax Xasan ayaa maanta Si ballaaran lagu soo dhaweeyay magaalada Taageer ee Degmada Baargaal Gobolka Gardafuu.Wasi… Read More
Sida lagu shaaciyay war ka soo baxay ciidamada badda Mareykanka Maraakiib kuwa dagaalka oo laga leeyahay dalkaas ayaa maraya marin biyoodka Taiwan.Dowladda Shiinaha oo ka falcelisay booqasha… Read More
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 40 ee 10-ka September 2022, kuna saabsan magacaabid Wasiiro ka tirsan Golaha Xukuumad… Read More
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Maxamed Xasan Aadan ayaa la kulmay danjiraha dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Larry E. Andrew, iyaga oo ka wadahalay sida ay kaa… Read More
Caluula: (BAARGAAL MEDIA) :- Wasiirka wasaraadda caafimaadka Dawlad goboleedka Puntland Dr Jamac Farax Xassan ayaa maanta safar shaqo ku soo gaaray degmada Caluula ee xarunta Gob… Read More
waxaa maanta oo taariikhda tahay 2 dii bisha November 2022 ka qabsoosamay xarunta hay'adda Waddooyinka Puntland ee PHA kulan ay ka soo qaybgaleen guddigii C… Read More
Washington — Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay lacagta abaal-marinta ah ee ay ku bixineyo xog hoggaamin karta aqoonsiga iyo halka ay ku sugan yihiin madaxda sare ee kooxda… Read More
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Anthony Blinken ayaa jimcaha la kulmi doona dhiggiisa Shiinaha Wang Yi magaalada New York, iyadoo ay jirto xiisad xooggan oo ka dhalatay faylka… Read More
Armenia iyo Azerbaijan ayaa ku baayac-mushtareeya eedeymaha Jimcihii ee ku saabsan jebinta xabad joojin jilicsan oo usbuucii hore soo afjartay dagaalkii ugu xumaa tan iyo 2020 ee u dhexeeya… Read More
Sarkaal sare oo ka tirsan Wasaaradda Difaaca Mareykanka (Pentagon) ayaa ku dhawaaqay - shalay oo Khamiis ahayd - in Mareykanka uu India kala kaashan doono horumarinta diyaaradaha aan d… Read More
Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa sheegay in haddii heshiiska Nukliyeerka la gaaro, ay waajib tahay in lagu daro xiritaanka dhammaan arrimaha taagan, oo ay ku jiraan joojinta baarit… Read More
Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa wasiirka gaadiidka ee Lubnaan Ali Hamiyah ayaa sheegay in maydadka 53 qof laga soo saaray xeebaha dalka Suuriya, taas oo ka dhigaysa tira… Read More
Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu u hoggaansan yahay dammaanad qaadka uu u baahan yahay inuu dib ugu laabto heshiiskii Nukliyeerka ee 2015, halka sarkaal Ma… Read More
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Israa’iil ayaa khamiistii u yeedhay safiirka Mexico u fadhiya magaalada Tel Aviv si ay u canaanto ka dib markii mudaaharaadayaashu ay ku qoreen “Dh… Read More
Wasaaradda caafimaadka ee dalka Suuriya ayaa sheegtay in 34 qof ay ku dhinteen maanta oo Khamiis ah, ka dib markii dooni ay la socdeen ay ku degtay xeebta magaalada Tartus, halka qaar kalena… Read More
Kuuriyada Waqooyi ayaa Arbacadii beenisay eedeymaha ay Washington u soo jeedisay ee ku aaddan inay hubka iyo rasaasta ka iibiso Ruushka, waxayna sheegtay inaysan wax qorshe ah u hayn mustaqb… Read More
Shalay oo Arbaca ahayd, mas’uuliyiinta Pakistan waxay sheegeen in kiisaska duumada ay ku sii fidayaan deegaannada ay fatahaaduhu saameeyeen, iyadoo tirada cudurrada u dhintay ay gaarta… Read More
Dareenka reer galbeedka ayaa wali sii socda go’aanka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ku dhaqan galinayo abaabulka qayb ahaan ciidamada kaydka ah si ay uga dagaalamaan Ukra… Read More
Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa laba ka mid ah ilo-wareedyo Turki ah ayaa sheegtay in shirkadda difaaca ee Turkiga ee “Baykar” ay Imaaraatka geysay 20 diyaar… Read More
Maanta oo Arbaca ah, Xeer Ilaaliyaha Guud ee New York Leticia James ayaa gudbiyay dacwad madani ah oo ka dhan ah madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump iyo qoyskiisa iyo saaxiib… Read More
Caluula: Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada Dawlada Puntland Dr. Rashid M. Yusuf oo uu waheliyo Agaasimaha Shaqada iyo Shaqaalaha Wasaaradda Eng Abdi Shafi ayaa ka qa… Read More
Suxufiga reer Talyaani ee Rudi Galletti, oo ah weriyaha Sky Italia, ayaa daaha ka qaaday tafaasiil cusub oo la xiriirta heshiiska kooxda Al Hilal Saudi Club ay la gashay ciyaaryahanka… Read More