Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa qarka u saaran inay gacanta ku dhigto maamulka dekedda magaalada Boosaaso, sida ilo lagu kalsoon yahay ay u sheegeen Caasimada Online. Xogta ay heshay… Read More
Maamulka Somaliland ayaa ka fakaraya sida laga yeeli lahaa shirkadda DP World oo la sheegay inuu ka idlaaday wakhtigii loo siiyay ballaarinta Dekadda Berbera ee Somaliland.Shirkada DP World… Read More
Warbixin ay soo saartay kooxda QM ee la socodka xayiraadda hubka ee saaran Somalia iyo Eritrea ayaa lagu sheegay in Imaaraadka Carabta ay si buuxda u jebinayaan xayiraadda hubka ee saaran So… Read More
Dowladda Sacuudiga ayaa wajaheyso cadaadis xoog badan oo ku aadan qaabkii loo dilay qoraagii dalkaas u dhashay ee Jamal Khashoggi, iyadoo ay hadda soo baxayaan warar kale oo ku saabsan qaabk… Read More
Musharax Eng. Maxamuud Khaliif Jabiye, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe, ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin, arrimaha doorashada, heshiiskii nabadeed ee l… Read More
Qaar ka mid ah musharraxiintii sanadkan xilka madaxweynenimo kula tartamayey, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxa ay war ka soo saaray khilaafka culus ee u dhexeeya isaga iyo ku xigeenkiisa Ax… Read More
waxaa maalmahan ka bilowday degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu ololaha Xulitaanka xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Baargaal oo ay ku dhawaaqday wasaarada arimaha Gudaha fedraalka… Read More
Dowladda cusub ee Talyaaniga ayaa u oggolaatay markab samafal oo ay saaran yihiin 82 qof oo la soo badbaadiyay inuu ku soo xidho xeebaha jasiirada Lampedusa, tallaabadaas ogolaashaha ah ayaa… Read More
br>
Muqdisho (Caasimada Online) – Al-Shabaab oo horey u sheegtay in cudurka Coronavirus lagu ciqaabayo gaalada oo kaliya ayaa qoraal lama filaan ah oo caawo ka soo baxay ku sheeg… Read More
br>
Tehran (Caasimada Online) – Wakaaladda Wararka Iran oo ku dhow ilaalada kacaanka ayaa werisay in ay jiri doonaan falcelin aan la mahdin haddii Dowladda Maraykanku ay “s… Read More
Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalkii ka dhacey degaanka Taaroge Galbeedka Gobolka mudug
Waxaa hada dagan halkaa ay Maleeshiyaadku ku dagaalameenWaxaa jira khasaare ka dhashay dagaalka ka dhac… Read More
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga Gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ay ciidamada amniga ka wadaan xaafado ka mid ah magaalada Beladweyne oo la xiriirta sidii gacanta loogu… Read More
Xanuunka waddankeenna aadka ugu faafay ee Kuududiye waa xanuun da’weyn oo dunida, gaar ahaan Afrika caan ka ah. Xanuunkan magaca dunidu ugu yeedho ee la isla yaqaannaa waa… Read More
Waa maxay Nabraha ama Boogaha Macaanka?- Dadka qaba cudurka macaanku waxay u nugul yihiin in ay yeeshaan nabarro ama boogo badanaa ku samaysma lugaha iyo cagaha hoose ee jidhkooda. Sab… Read More
Sarkaal katirsan jabhadda TPLF ee ka dagaallanta waqooyiga Itoobiya ayaa wacad ku maray inay sii wadayaan dagaalka tan iyo inta xayiraadda saaran gobolka laga qaadayo iyo in dowladda federaa… Read More
Xukuumadda Federaalka Itoobiya ayaa gabi ahaanba waxa ay hawada ka saartay oo ay albaabada isugu dhufatay in ka badan Lix xawaaladood oo Soomaalidu ku lahaayeen gudaha waddanka Itoobiya, sid… Read More
Ilo wareedyo rasmi ah ayaa wargayska Alsharq Al-Awsat u kashifay inay jireen wada-hadallo u dhexeeyay Soomaaliya iyo Sucuudiga oo ka dhacay caasimadda dalka Cumaan, ee Muscat,iyadoo dh… Read More
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka horyimid Wareegtadii magacaabista ee uu xalay uu soo saaray Madaxweyne Farmaajo, kuna magacaabay Mas’uul… Read More
Sida ilo xog ogaal oo aan helay sheegayaan, Madaxweyne Farmaajo iyo RW Rooble ayaa la filayaa inay heshiis ka gaaraan khilaafkii u dhaxeeyay, iyadoo uu RW Rooble la filayo inuu ka tana… Read More
Kalluumeysatada ka jillaabta xeebta degmada Xaafuun ee Gobolka Bari ayaa ka cabanaya doonyo kalluumeysi sharci-darro ah oo wax ku buufinaya badda si kalluunka badan uga soo baxo. Qaar… Read More
Intii lagu guda jiray kormeerka joogto ah oo Ciidamada Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya ee loo yaqaan EUNAVFOR ay ku ilaalinaysay maraakiibta isaga kala goosha Geeska Afrika iyo G… Read More
Barcelona ayaa u muuqata mid qarka u saaran inay ku dhawaaqdo saxiixa xiddiga daafaca Sevilla ee Jules Kounde si ay si qarsoodi ah xiddiga ugu shaaciyeen website-kooda.Xiddiga 23 jirka… Read More
Ukadiche Modak Recipe
Ganeshotsav is said to be a blast. During this ten-day festival, Bappa is served with devotion and Ganpati Bappa’s favorite dishes are prepared. Bappa’s fav… Read More
kooxda Bayern Munich ayaa garoonkeeda Allianz Arena ku soo dhaweeneysa kooxda Barcelona kulan ka tirsan Champions league-ga Guruubka C.Bayern ayaa 2-0 kaga badisay Inter Milan Arbacadii hore… Read More
Tahriibayaal doonayay in ay galaan qaarada Yurub ayaa si arxan darro ah loogu dilay meel u dhow xeebaha magaalada Sabratha ee dalka Liibiya, waxaana Tahriibayaashan lagu gubay doontii… Read More
Mr. Richard Templar waxa uu buuggiisaan kusoo gudbinayaa xeerar, talooyin iyo tilmaamooyin hadii aan dhaqan gelino nolosheenna ka dhiga sida ugu quruxda badan ee aan jecelnahay in ay ahaato… Read More
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan dagaalka Ukraine, isagoo carabka ku adkeeyay in dalkiisa uu gaari doono yoolalka uu ka l… Read More
Mas’uuliyiinta xukuumada bariga Liibiya, ayaa sheegay in ilaa 2,000 oo qof laga cabsi qabo inay dhinteen, kumanaan kalena la la’yahay.Boqolaal qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku d… Read More