Wiil 7 sanno jir ah oo ka faallooda qalabka ay carruurta ku ciyaaraan ayaa la sheegay inuu noqday qofka lacagta ugu badan ka sameeyay sanadkan barta Youtube sida ay qortay majalladda Forbes… Read More
War saxaafadeed rasmi ah ah oo maanta kasoo baxay wasaarada arrimaha dibadda dowlada Norway, ayaa lagu sheegay in Norway ay Soomaaliya siin doonto deyn gaareyso 3,1 bilyan oo lacagta Norwey… Read More
Gudigha Sare ee Dowladda Puntland u qaabilsan Gurmadka Fatahaada Magaalada Qardho, oo xalay warbaahinta kula hadlay Qardho, ayaa ka warbixiyay halka uu marayo Gurmadka.
Wasiir Maaliyada… Read More
Gudigha Sare ee Dowladda Puntland u qaabilsan Gurmadka Fatahaada Magaalada Qardho, oo xalay warbaahinta kula hadlay Qardho, ayaa ka warbixiyay halka uu marayo Gurmadka.
Wasiir Maaliyada… Read More
br>
Addis Ababa (Caasimada Online) – Ethiopia uma muuqato wax sabab ah oo ay dib ugu dhigto buuxinta biyo-xireenka muranka uu ka taagan yahay ee webiga Nile, inkasta oo ay jiraan… Read More
br>
Qaahira (Caasimada Online) – Masar ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay dib u billowdo wada-hadalladii kala dhaxeeyey Sudan iyo Ethiopia ee ku saabsanaa muranka ka dhashay… Read More
br>
Baarlamaankow Ciid wanaagsan. Waxaan maqlayaa in aad ku howlan tihiin qaabka ay doorasho u dhici doonto iyo goorta, qofkii Allah gaarsiiyo.
Marka hore waan idinku bogaadinayaa in aad… Read More
31-ka May maalinta Caalamiga ah ee joojinta tubaakada &Sigaarka (world no Tobacco day), Iyadoo sanad walba maanta oo kale 31-ka May ay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee loo aste… Read More
Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya waxay ku dhawaqeen Qorshaha ka falcelinta fatahaadaha ee Soomaaliya (2020 Somalia Flood Response Plan) oo gacan ku siinaya Dowladda Fede… Read More
Madaxweynaha waddanka Brazil Jair Bolsonaro ayaa ku hanjabay in dalkiisu uu ka baxayo xubinnimada hay’adda caafimaadka Adduunka ee WHO.
Madaxweynaha ayaa hay’adda ku eedeeya… Read More
Waddamada G20-ka ayaa ballan qaaday in ay bixinayaan 21 bilyan oo Dollar, taasi oo lagula dagaallamayo Viruska Corona, halka Mareykankana uu ku dhawaaqay in uu soo saaray daawo si logo hor… Read More
Khubada caafimaadka ayaa aaminsan in Coronavirus ay u dhiman doonaan 200,000 oo Amerikaan ah marka la gaaro bisha September ee sanadkan, sidaa waxaa yiri Ashish Jha, oo ah madax Mach… Read More
Wasiirka caafimaadka Yuganda, ayaa sheegay in la diiwangaliyay 20 kiisas ah oo la xiriira cudurka COVID 19, waxaana tirada guud ay ka dhigayaan 724 kiisas ah.
Wasiirka ayaa sheegay in dadk… Read More
Qoraal kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa lagu sheegay inay Sudan u direyso qamadi qiimahiisa lagu sheegay shan milyan oo dollar.Dowladda Sudan ayaa… Read More
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in xaalad degdeg ah oo lix bilood qaadan doonta la geliyay gobolka waqooyiga dalkaas ku yaalla ee Tigray. Golaha wasiirrada ayaa qoraal ay soo saar… Read More
Musharaxa Xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden ayaa ku guuleystay madaxtinimada Mareykanka isaga oo noqonaya madaxweynihii 46-aad ee ee hoggaamiyaha Mareykanka.Sida ay shaaciyeen Talafeshinn… Read More
Dadweynaha magaalada Goma ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo ayaa ka qaxay magaalada kaddib markii ay halkaasi folkaano weyn ka qaraxday.Olol iyo dhagaxa buurta Nyiragongo oo… Read More
Afartan baabuur oo militari ah oo ay saarnaayeen askar ka socota Eritrea ayaa yimid waaberigii maanta, Arbacada, waxayna gaareen magaalada Xamra ee dalka Itoobiya, ka dib markii ay ku dagaal… Read More
Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) ayaa ku dhawaaqay shalay, Isniin, Ogosto 23, 2021, in Yemen ay ka heli doonto lacag dhan 665 milyan oo doolar kaydka sanduuqa oo yaabo inay gacan ka gey… Read More
Booliska gobolka Bari oo gacanta ku dhigey lacag ka badan laba milyan oo doollar iyo Euro ah oo faalso ah. Ciidamada Booliska Gobalka Bari ayaa manta howlgalo ay sameeyeen ku qabtay lacago F… Read More
Waxaa maalmahan si aad ah baraha bulshada looga hadal hayaa hees ay ku luuqaysay fannaanadda Nimco Happy, heestan oo si weyn looga daba dhacay ayaa soo jiidatay dad badan oo ajaaniib oo isti… Read More
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 6.5 milyan ay ku barakaceen gudaha Ukraine dagaal dartiis.Madaxweynaha Shiinaha Xi ayaa u sheegay Biden dagaalka Ruushka iyo Ukraine in uusan ‘qofna… Read More
Sida uu qoray wargeyska Nation ee ka soo baxa dalka Kenya Mid ka mid ah labadii nin ee baxsadka ahaa ee uu Mareykanku ku raadjoogay loona haystay ka ganacsiga daroogada iyo ugaarsiga d… Read More
Kooxda Barcelona ayaa faah faahin ka bixisay nooca hishiiska ay Bayern Munich kala soo wareegeen saxiixa LewandowskiGool magafahaan ayaa qalinka ku duugaya hishiis gaaraya 4 sano waxaa… Read More
Xiddiga cusub ee koxda Barcelona ee Robert Lewandowski ayaa fariin u diray taageerayaasha kooxda Barcelona isaga oo u sheegay in uu goolal badan u dhalin doono kooxda isla markaas taar… Read More
Barcelona ayaa u muuqata mid qarka u saaran inay ku dhawaaqdo saxiixa xiddiga daafaca Sevilla ee Jules Kounde si ay si qarsoodi ah xiddiga ugu shaaciyeen website-kooda.Xiddiga 23 jirka… Read More
Waxaa weli socota tirinta codadka doorashadii madaxweyne ee Talaadadii ka dhacday dalka Kenya, ayada oo weli uusan jirin musharax si la taaban karo ugu hormaray natiijada.Ayada oo qiyaastii… Read More
William Ruto, ayaa ku guuleystay Madaxweynaha dalka Kenya, kaddib doorasho maalmo socotay oo ka dhacday guud ahaan dalkaas.Guddoomiyaha Guddiga doorashada Kenya oo khudbad ka jeedinaya… Read More
Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa ku dhowaaqday dacwado ka dhan ah 47 qof oo badankood Soomaali ah oo lagu eedeeyey inay ku lug yeesheen xatooyadii ugu weyneyd Mareykanka ee lagu samee… Read More
Mukhalas dadka wax tahriibiya ayaa sheegay in qorshaha dawladda UK ee ah in magangelyo-doonka loo diro Rwanda aanu ahayn mid ka hor-istaagaya macaamiishiisa. Weriye ka tirsan BBC-da, J… Read More
Shirkadda Tik Tok ayaa wajahaysa ganaax lacageed oo dhan 27 Milyan oo pound kaddib markii sida la sheegay ay ku guul dareysatay inay ilaaliso xogaha gaarka ah ee carruurta isticmaala aaladda… Read More
Washington — Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay lacagta abaal-marinta ah ee ay ku bixineyo xog hoggaamin karta aqoonsiga iyo halka ay ku sugan yihiin madaxda sare ee kooxda… Read More
~ Aniga oo madaxweyneyaashii hore kula dagaalamay in xukunka ay dheeraystaan. Maanta anigiina muddo xileedkayga sharciga ah ka badan joogi maayo"***Lula Da Silva, waa hoggaamiye halgamaa bu… Read More
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Israa’iil ayaa khamiistii u yeedhay safiirka Mexico u fadhiya magaalada Tel Aviv si ay u canaanto ka dib markii mudaaharaadayaashu ay ku qoreen “Dh… Read More
Shalay oo Arbaca ahayd, mas’uuliyiinta Pakistan waxay sheegeen in kiisaska duumada ay ku sii fidayaan deegaannada ay fatahaaduhu saameeyeen, iyadoo tirada cudurrada u dhintay ay gaarta… Read More
Dareenka reer galbeedka ayaa wali sii socda go’aanka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ku dhaqan galinayo abaabulka qayb ahaan ciidamada kaydka ah si ay uga dagaalamaan Ukra… Read More
Maanta oo Arbaca ah, Xeer Ilaaliyaha Guud ee New York Leticia James ayaa gudbiyay dacwad madani ah oo ka dhan ah madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump iyo qoyskiisa iyo saaxiib… Read More
Kurdiyiinta Suuriya oo muddo toban sano ah ismaamulay ayaa ka cabsi qaba in isu soo dhawaanshaha muuqda ee u dhaxeeya Dimishiq iyo dowladda Turkiga ay sababto in ay waayaan qaab nolole… Read More
Koox injineero ah oo ku sugan gudaha Google ayaa ka shaqeeyay daaha gadaashiisa barnaamij loogu talagalay shabakadaha isgaadhsiinta xawaaraha sare leh ee isku fidinaya dhulka ilaa hawa… Read More
Walt Disney waxa uu la kulmay dhibaatooyin badan xilligii noloshiisa, maadaama uu ka tirsan yahay qoys is-hoosaysiiya, marka laga soo tago heerkiisii waxbarasho ee liitay, ka d… Read More
Maamulka Taliban oo ka taliya Afghanistaan ayaa heshiiskoodii ugu horeeyay ee caalami ah la saxiixday shirkad Shiineys ah oo shidaal ka soo saareysa kaydka saliida ee waqooyiga dalkaas.Saraa… Read More
Microsoft ayaa laba maalmood ka hor ku dhawaaqday inay bilowday isku dhafka mashiinka raadinta Bing iyo adeegga GPT Chat (AFP).Saamiyasa shirkada Alphabet, oo ah mulkiilaha Google, ayaa lumi… Read More
Ciyaartoyda caanka ah waxay ku qaataan qayb wanaagsan oo ka mid ah xirfadahooda safarka, hadday tahay inay ka qayb qaataan tababarka, ciyaarta ama inay la joogaan kuwa ay jecel yihiin. In ya… Read More
Suxufiga reer Talyaani ee Rudi Galletti, oo ah weriyaha Sky Italia, ayaa daaha ka qaaday tafaasiil cusub oo la xiriirta heshiiska kooxda Al Hilal Saudi Club ay la gashay ciyaaryahanka… Read More
Kalluumeysatada dalka spain ayaa ka helay xeebta Galicia ee waqooyi-galbeed ee dalka, markab kuwa quusa ah oo dhererkiisu yahay 23 mitir oo ay ka buuxaan daroogo, sida uu qoray wargeys… Read More
Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi ayaa ka hadlay heshiiska la sheegay in uu la galay kooxda Sucuudiga ah ee Al Hilal oo uu mushahar uga qaadanayo lacag ka badan 400 milyan oo sann… Read More