Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in uu hadda socdo fadhi deg deg ah oo ay leeyihiin xubnaha golaha baarlamaanka ee maamulka Somaliland, kaas oo ay uga hadlayaan xaal… Read More
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in ay ka socdaan gudaha magaaladaasi ay ka socdaan qaban qaabada shir weyne ay iskugu imanayaan dadka reer… Read More
Guddigii dawladda ee u xilsaarnaa howlaha gurmadka gobalka Gardafuu ee uu magacaabay 24tii November Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa looga yeeray markale Aqalka Madaxtooyada… Read More
Booliska gobolka Bari oo gacanta ku dhigey lacag ka badan laba milyan oo doollar iyo Euro ah oo faalso ah. Ciidamada Booliska Gobalka Bari ayaa manta howlgalo ay sameeyeen ku qabtay lacago F… Read More
lkhlaas Cabdullaahi Axmed oo aheyd labo jir Soomaali ah, isla-markaana la weysanaa 18-kii saacadood ee la soo dhaafay ayaa ugu dambeyn meydkeeda laga helay haro biyo ah oo ku taalla magaalad… Read More
Muqdisho, Sebteembar 8, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan dhaqan gal ahayn xil ka qaadis kasta oo lagu sameeyo… Read More
Ra’iisul ku-xigeenka XFS Mudane Mahdi M. Gulaid ayaa sheegay in toddobaadka soo socda la bilaabi doono doorashada xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi (Somaliland) Read More
Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay L… Read More
Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya maanta ku geeriyooday Alle ha u Naxariistee Wasiir Kuxigeenkii Wasaaradda Warfaafinta maamul Goboleedka Hir-Shabeelle kana mid ahaa Baa… Read More
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa “kalsooni darro xooggan” ka muujisay warbixin ku saabsan waxbarashada dalka oo M… Read More
Guddiga doorashooyinka heer Puntland ayaa lagu wadaa in ay saacadaha soo socda sii daayaan kuraasta u horraysa xubnaha Baarlamanka ee laga soo doorto Puntland. Madaxweyne Siciid Deni… Read More
Dadka lafa guro dhaqanka Soomaalida ayaa sheega in Neyruuska Soomaaliya uu yahay Dabshidka iyo Istunka, hase yeeshee ay ku kala duwanyihiin waqtiga ay umadaha kale ee caalamka sida Iraniyiin… Read More
Markab weyn oo kuwa xamuulka ah ayaa ku gubtay bartamaha badweynta Atlaantigga, iyadoo kooxaha gurmadka ay ku guulaysteen inay soo daad gureeyaan shaqaalihii markabka, baabuur qaali ah… Read More
Intii lagu guda jiray kormeerka joogto ah oo Ciidamada Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya ee loo yaqaan EUNAVFOR ay ku ilaalinaysay maraakiibta isaga kala goosha Geeska Afrika iyo G… Read More
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ku metelaya Puntland oo ku sugan Garoowe ayaa maanta ku wajahan magaalada Muqdisho.Xildhibaannada oo ay weheliyaan mas’uuliyi… Read More
Wararka ka imaanaya degmada Eyl oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in malayshiyo hubaysan la wareegeen hoolkii lagu qaban lahaa doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenk… Read More
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal culus oo ciidamadda amniga maamulka Puntland ay ka sameeyeen xaafaddo kamid ah magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.Saraakiil laamah… Read More
Premier Bank ayaa maanta daahfuray adeegga cusub ee Wallet Send oo lagu soo kordhiyay app-ka Premier Wallet kaa soo u suurtagalinaya macaamiisha inay lacago u diraan loogana soo diro d… Read More
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa bilaabay kulamo gaar gaar ah oo uu la yeelanayo Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, kuwaas oo intooda badan si weyn uga soo horjeed… Read More
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa inuu soo magacaabo guddoomiyaha maxkamadda sare ee dowlad goboleedka Puntland, sida ay xaqiijinayaan war… Read More
Shirkada WhatsApp ayaa ku dhawaaqday in ay soo kordhisay adeeg cusub oo dhawaan la bilaabi doono si loo adkeeyo fariimaha gaarka ah iyo wadasheekeysiga .Madasha Whatapp ayaa xaqi… Read More
Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo waaweyn oo maanta ka dhacay nawaakiga isgoyska Zoope ee magaalada Muqdisho.Qaraxyada oo labo ahaa ayaa loo adeegsaday gaadiid laga soo… Read More
~ Aniga oo madaxweyneyaashii hore kula dagaalamay in xukunka ay dheeraystaan. Maanta anigiina muddo xileedkayga sharciga ah ka badan joogi maayo"***Lula Da Silva, waa hoggaamiye halgamaa bu… Read More
Iran waxaa ay lumisay ama ay daycday xubno muhiim u ahaa Iran iyo guud ahaanba dunida carbeed,Iran miyaa dayacday Saynis yahanada mise Yahuuda ayaa awood ku dhex leh gudaha Iran?.Meel fog an… Read More
Dil kasta oo loo gaysta saynis yahan ama qof saamayn ku leh dhulkiisa waxaa ka dambeeya waa fadeexo iyo Hay'adaha sirdoonka ay madaxa is daraan, Shirqoolada is daba jooga ah ee ay… Read More
Dareenka reer galbeedka ayaa wali sii socda go’aanka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ku dhaqan galinayo abaabulka qayb ahaan ciidamada kaydka ah si ay uga dagaalamaan Ukra… Read More
Khamiista maanta ah ayaa lagu wadaa in wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov uu wajaho dhiggiisa Ukraine iyo wasiirada arrimaha dibadda ee reer galbeedka oo uu ku jiro xoghayaha… Read More
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku eedeeyay Ruushka Arbacadii in ay ku xad-gudbeen mabaadi'da aasaasiga ah ee Axdiga Qaramada Midoobay iyagoo ku duulaya Ukraine, wuxuuna sheegay in Mo… Read More
2016, siddeed ganacsato ah oo uu hormuud u yahay maalqabeenka adduunka ee Elen Musk ayaa aasaasay shirkad Teknoolajiyadeed ay u bixiyeen ‘Neuralink’. Waxa ay ka shaqaalaysi… Read More
Waxa ugu fiican oo dhan, ma jiro wax xad ah tirada dadka aad ku yeelan karto wicitaanKani waa habka ugu wanaagsan ee los angeles isugu keeni karo xubnaha madasha maxaa yeelay waxay ku hawlga… Read More
Buuggiisa “The Tramway... The Path of Modernity Passed through Dimishiq” oo uu daabacay Riyaad Naguib Al-Rais Publishing House, qoraa iyo taariikhyahan reer Suuriya ah Sami Marwa… Read More
Bulshada Deegaanka Taageer ee degmada Baargaal ayaa usoo baxay si ay u qaataan waraaqda Diiwaangelinta ee ay ku qaadanayaan Kaarka codbixinta.Cabdirixmaan Cabdullaahi Jaamac oo ka mid… Read More
Shir gaar ah oo u dhexeeya Puntland iyo Hay’addaha caalamiga ah ee taageera Soomaaliya, gaar ahaan Bangiga Adduunka (World Bank) ayaa ka furmaya caasimadda dalka Kenya ee Nairobi… Read More
Soomaaliya iyo Comoros,ayaa aqbalay in ay Madax sare oo korjoogto ah u soo diraan shirka heer Wasiir ee Madasha Negev.Shirkaas,waxaa kaloo kasoo qaybgalaya Maraykanka,Isra’il, Ma… Read More
Puntland waa maamul mug iyo miisaan weyn ku leh Soomaaliya. Waa maamulkii ugu horeeyay ee ka hanaqaada burburkii dowladdii dhexe kadib 1991 marka laga reebo Somaliland.Puntland waxa ay… Read More