Baargaal.net · 21:39 11 Feb 2017
Imtixaanka Blog Posts
Baargaal.net · 19:48 22 Mar 2017
Baargaal:- Xaflad si heer sare ay u soo agaasimeen Maamulka,Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiga Sare ee Maxamed xuseen ee Degmada Baargaal ayaa waxaa lagu qabtay xarunta Dugsigaasi,waxaana ka s… Read More
Baargaal.net · 07:24 10 May 2017
waxaa dhawaan ka bilaabanaaya dhamaan deeganada Puntland imtixaanadii shahaadiga ahaa ee looga gudbaayay marxaladaha waxbarasho ama heerarka waxbarasho ee kala ah ardayda dhamaystirana… Read More
Baargaal.net · 11:29 05 Aug 2017
Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland, ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada imtixaankii shahadiga ahaa ee dugsiyada dhexe ee Puntland, gaar ahaan fasalada 8-aad.Wasa… Read More
Baargaal.net · 10:41 17 Sep 2017
Mudaharaad xoogan ayaa ka dhacay magaalada Hargeisa kaas oo ay dhigeen Arday ka gadooday ku dhawaaqista natiijada imtaxaanka Ee Shahaadiga iyagoo imtixaanka ku dhacay Read More
Baargaal.net · 09:43 18 Mar 2018
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa bilowday dejinta Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2017-2018,sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaradd… Read More
Baargaal.net · 20:05 05 May 2018
Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa waxa ay soo bandhigtay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland gaar ahaan fasaalda 12aad ee dugsiga sare iyo kan fa… Read More
Baargaal.net · 20:39 17 Jul 2018
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa sheegtay inay si rasmiya u shaacinayso imtixanadkii Dugsiyada sare ee puntland,Hadal ka soo baxsy wasaarada ayaa lagu yiri " kadib… Read More
Baargaal.net · 20:56 11 Aug 2018
Markii saxidiisa iyo farsamadiisa loo fadhiyey maalmo badan waxay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland go'aansatay in si rasmiya loo shaacin doono imtixanadkii Dugsiyada dh… Read More
Baargaal.net · 09:11 01 Apr 2019
Baargaal:- waxaa Magaalada Baargaal ee xarunta Ganacsiga iyo waxbarashada Gobolka Gardafuu lagu qabtay xaflad si heer sare ay u soo agaasimeen Maamulka,Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiga… Read More
Baargaal.net · 07:36 18 May 2019
Gudoomiyaha Gobolka Gardafuu Mudane Maxamuud Axmed Caynab oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socda Maamulka Degmada Baargaal , Gudigga waxbarashada Degmada , ururka Midawga Ardayda… Read More
Baargaal.net · 16:44 12 Jul 2019
Shirka Golaha Xukuumada Dawlad goboleedka Puntland oo uu shir gudoomiyay madaxwaynaha Dawlad goboleedka Puntland Mudane siciid C/laahi denni ayaa todobaadkan looga hadlay amniga , meelmarint… Read More
Baargaal.net · 20:44 08 Aug 2019
Hay’adda Waddaniga ah ee Taddamun Social Society-TASS ayaa waxbarasho lacag la’aan ah ugu deeqday ardaygii kaalinta kowaad ka galay fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland… Read More
Baargaal.net · 11:11 21 Oct 2019
Maamulka machad ku yaal dalka India ayaa raalligelin bixiyay ka dib markii si weyn baraha bulshada loogu shaaciyay sawirrada ardayda machadkaasi oo kaartoomo madaxa loo geliyay si looga hort… Read More
Baargaal.net · 17:14 06 Feb 2020
Madasha Puntland Current Trend(PCT) oo ah waa madal ay ku mideysan yihiin aqoonyahano iyo waxgarad reer Puntland ah, kuwaas oo kala jooga dunida daafaheeda, ayaa Warmutiyeed kasoo saaray Imt… Read More
Baargaal.net · 10:03 15 Apr 2020
Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta SARE ee Puntland ayaa KU sheegtay bayaan audio saartay in ay suurtagal ahayn in Waqtigan la qaado imtixaan Naqliga ah ee Fasallada 1aad, 7aad, ee… Read More
Get The Latest East … · 19:50 04 May 2020
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa habka adeegga casriga ah ee Internet (Zoom) kulan kula qaatay masuuliyiinta Dalladaha Waxb… Read More
Get The Latest East … · 20:28 05 May 2020
br>
Muqdisho (Caasimada Online)-Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay kulan ay wada qaateen wasaaradaha waxbara… Read More
Baargaal.net · 14:40 20 May 2020
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlad goboleedka Puntland ayaa Maanta oo Arbaco ah si rasmiya u shaacisay in dib loo dhigay Wakhtiga la gelayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Punt… Read More
Baargaal.net · 10:44 03 Jul 2020
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedka Puntland oo ku qabsoomay Aalada maqalka iyo muuqaalka la isaga arko ee (Zoom)… Read More
Baargaal.net · 03:37 10 Aug 2020
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Ayaa sheegtay inay la socodsiineyo Guddoomiyeyaasha Waxbarashada ee heer gobol iyo heer degmo, maamuleyaasha dugsiyada sare ee Pu… Read More
Baargaal.net · 13:49 28 Sep 2021
Dhammaanteen waan wahsannaa mararka qaar, balse waxay dhib noqoneysaa haddii ay caado kuu noqoto inaad dib u dhigato hawlaha kuu yaalla adiga oo og caqabadaha aad kala kulmi karto haddi… Read More
Baargaal.net · 11:39 11 May 2022
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 11/05/2022 sidii loo qorsheeyay u bilowday dhamaan ardayda dugsiga Hoose dhexe ee BILAAL ee Degmada Baargaal imtixaankii kama dambaysta ahaa ee sanad d… Read More
Baargaal.net · 10:50 28 May 2022
Waxaa Si Rasmi ah uga Furmay Deg.Baargaal Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Fasalada 8aad iyo 12aad Waxa Imtixaanka Si Wada Jir ah u Furay Gudoomiyaha Degmada Baargaal Mudane C… Read More
Baargaal.net · 20:41 14 Jul 2022
Wasiirka waxbarashada maamulka Puntland, Cabdullaahi Jaamac Xasan, ayaa sheegay inay la’yihiin dhaqaale ay ku saxaan imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 4-aad dugsiyada sare.Wasiirka w… Read More
Baargaal.net · 03:59 29 Jul 2022
Agaasinka waxbarashada gobalka Banaadir ayaa ku dhawaaqay natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee sanad-dugsiyeedka 2021-2022, kaasi oo sanadkii saddexaad uu qaaday maamulka g… Read More
Baargaal.net · 12:42 16 Aug 2022
Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay natiijada imtixaan dugsiga sare ee ay qaadday dowladda.Sanadkaan ayaa waxaa imtixaanka… Read More
For: Baxarsaar.blogs… · 09:05 30 Dec 2022
Sawirka sare ee Buluuga iyo cadaanka isku badhxan ah ,Daruuraha teelteelka usameysmaya,ee Xaradhka cirka ku shiraaqey, cagaarka caleemaha geed gaabka iyo dhirta dhaadheerba leh, ci,da ,dhawa… Read More