Howgal qorsheeysan oo ay kumaandooska xoogga dalka ee danab ka fuliyeen degaanka leego ee gobolka shabeelaha hoose ayay ku bur buriyeen goob maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab ay ku q… Read More
br>
Baydhabo (Caasimada Online ) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ayaa waxa ay ka soo baxayaan weeraro loo adeegsaday qaraxyo oo saacadihii la soo dhaafay ciidamo ka tirsan kuwa… Read More
Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo soo xiganeysa saraakiil ka tirsan ciidanka kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa werisay in dagaal Arbacadii ka dhacay tuulada Bulul… Read More
Weerar galabta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta ku-meel gaarka ah ee Jubaland ayaa lagu dilay maamulihii xarunta shirkadda Amal ee Kismaayo Cabdullaahi Cabdisalaan Shigshigow.Weerarka… Read More
Wararka aan ka heleyno deegaan duleedka ah Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in gabaldhicii galabta lagu dilay halkaas Macalin Dugsi Qur’aan o… Read More
Gudoomiyihii degmada Balidhidin ee gobolka Bari Maxamad Axmad Muumin ayaa lagu dilay weerar ay geysteen kooxo hubeysan habeenimadii khamiista soogaleysay.Wararka aan ka helayno deegaan… Read More
Xabsi kuyaala magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaa ka baxsaday nin lagu eedeeyay in uu dil kufsi u geestay Caruur badan , waxaa sidoo kale ninkan lagu eedeeyay caruurta uu dilay… Read More
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 6.5 milyan ay ku barakaceen gudaha Ukraine dagaal dartiis.Madaxweynaha Shiinaha Xi ayaa u sheegay Biden dagaalka Ruushka iyo Ukraine in uusan ‘qofna… Read More
Maxkamadda derejada kowaad ee degmada Qardho ayaa lagu wadaa in ay maanta bilowdo dhegaysiga dacwadda loo haysto shan maxbuus oo ku eedaysan dilkii marxuum Sharma’arke Warsame Nuux kaa… Read More
Dr. Abdul Rehman, oo ka yimid Soomaaliya islamarkaana wax ka baranayey qeybta qalliinka ee Jaamacadda, ayaa Arbacadii waxaa isaga oo la gowracay meydkiisa laga helay musqul ku taalla h… Read More
Warbaahinta ku hadasha Afka ciidamada Milatariga ee SNA Radio ayaa tabisay in Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Cali Dheere uu Axadii ku geeriyooday deegaan ka tirsan gobolka Sh.Dhexe.Sida… Read More
Tahriibayaal doonayay in ay galaan qaarada Yurub ayaa si arxan darro ah loogu dilay meel u dhow xeebaha magaalada Sabratha ee dalka Liibiya, waxaana Tahriibayaashan lagu gubay doontii… Read More
Wararka naga soo gaarayo xaafadda Suuq liif ee degmada dharkiinleey, ayaa sheegaya in kooxa hubaysan oo Ciyaal weerro ah ay xaafadda ku dileen wiil dhalinyaro ah.Wiilka la dilay ayaa l… Read More
Nin ku hubaysan mindi ayaa laba qof ku dilay, mid kalena ku dhaawacay Magaaladda Ludwigshafen ee galbeedka dalka Jarmalka.Booliska ayaa Rasaas ku dhaawacay Eedaysanaha inta aanay gacanta ku… Read More
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo xanuun badan oo ka dhacday xaafadda Wajeer oo ka tirsan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, taas oo ka dhalatay dil arxan darro ahaa o… Read More
Askarigii loo haystay dilka xildhibaan Juweyriya oo ka hadlay ‘sababta dilka’Warbaahinta maxalliga ah ee Itoobiya iyo kuwa Soomaalida ayaa maalmihii lasoo dhaafay si weyn u… Read More
Iran waxaa ay lumisay ama ay daycday xubno muhiim u ahaa Iran iyo guud ahaanba dunida carbeed,Iran miyaa dayacday Saynis yahanada mise Yahuuda ayaa awood ku dhex leh gudaha Iran?.Meel fog an… Read More
Armenia iyo Azerbaijan ayaa ku baayac-mushtareeya eedeymaha Jimcihii ee ku saabsan jebinta xabad joojin jilicsan oo usbuucii hore soo afjartay dagaalkii ugu xumaa tan iyo 2020 ee u dhexeeya… Read More
Madaxweynaha Iran Ibrahim Raisi ayaa xaqiijiyay in mas’uuliyiintu ay furi doonaan baaritaan lagu ogaanayo dhimashada gabadhan da’da yar, Mahsa Amini, isagoo ka digay isla waqtiga… Read More
Wasaaradda caafimaadka ee dalka Suuriya ayaa sheegtay in 34 qof ay ku dhinteen maanta oo Khamiis ah, ka dib markii dooni ay la socdeen ay ku degtay xeebta magaalada Tartus, halka qaar kalena… Read More
Khamiista maanta ah ayaa lagu wadaa in wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov uu wajaho dhiggiisa Ukraine iyo wasiirada arrimaha dibadda ee reer galbeedka oo uu ku jiro xoghayaha… Read More
Enter to CASE IH Holiday Giveaway sponsored by Farm Journal Inc. in which you have a chance to Win a Farmall C Pedal Tractor. The interested participate wants to play CASE Holiday… Read More
Yael, Gosh, Erwin, Tedmark, and Chris just celebrated 20 years of their music
Alternative rock band Sponge Cola celebrated 20 years in music at PETA Plus Theatre last December 14 in a sho… Read More
After the dropping their newest record, “Hometown,” comes another release from the band next month
Sponge Cola marked another milestone in their career last December 14. T… Read More
Sheekada dhabta ah jacayl wey ka fogtahay.Bal qiyaas in Maasooniyada ay u dhisteen markabka weyn ee (Titanic) oo ay ku bixiyeen kharashaadkan mala-awaalka ah, kaliya si ay 3 nin oo ganacsato… Read More
Alle ha u naxariistee Caasho Abuukar Ibraahim, oo aheyd gabar Soomaaliyeed ayaa laga dhex helay meydkeeda guri ay ka degneyd magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, kadib markii la dila… Read More
Samatabixiyeyaasha ayaa mar kale baadi goobaya dadka ku hoos jira dhismooyinka burburay ee Turkiga, kaddib markii dhulgariir hor leh u uku dhuftay dalkaas, waxaana ku dhintay ugu yaraa… Read More
Fillipino rock band Sponge Cola has been going strong for over twenty-years and there’s a good reason for that: The four-piece band actually genuinely likes and respect not only one an… Read More
Gudoomiyihii hore ee Maxkamada degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa galabta lagu dilay magaalada Muqdisho caasimada Somalia.Sheekh Maxamuud Caraale ayaa u geeriyooday dhaawacyo ka… Read More
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dil goor sii horeysay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo koox burcad ah ay ugu geysteen gabar dhalinyaro ah.Dilkan oo ka dhacay xaafada Juungal ee degm… Read More
Wararka naga soo gaarayo magalaada Qardho ee gobolka karkaar ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidanka Booliiska ay gacanta ku dhigeen haweeney la sheegay in ay dishay laba caruur ah oo ay… Read More
MANILA, Philippines – The Department of Science and Technology–Science Education Institute (DOST-SEI) announces the anticipated results of the highly competitive science and tech… Read More