Marka laga imaado dhaarta Dastuuriga ah ee Xildhibaanada waxaa jirta dhaar kale oo inta badan Musharaxiinta madaxweyne ay marsiiyan Mudaneyaasha Baarlamaanka, taasi oo ay ku damaanad q… Read More
Taliyihii hore ee hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka ee NISA, xildhibaan Yaasiin Farey ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dilkii Ikraan Tahliil Faarax iyo waxa uu ka ogyahay.Xi… Read More
Puntland waa maamul bixinayay shatiyada kalluumaysiga laga soo billaabo 1998kii. Xogta maamulladii kala dambeeyay ay ka qariyaan hanti-dhowrka waxaa ka mid ah tirada shirkadaha shishee… Read More
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan laga helay xanuunka Covid-19 ayaa xalay ka baaqsaday ka qayb-galka munaasabadda xuska 26 June oo lagu qabtay xarunta ma… Read More
Wasiirka arrimaha dibadda ee Finland Pekka Haavisto ayaa u magacaabay xildhibaan Suldaan Saciid Axmed oo asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya inuu noqdo ergaygiisa gaarka ah ee dhexdhexa… Read More
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal culus oo ciidamadda amniga maamulka Puntland ay ka sameeyeen xaafaddo kamid ah magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.Saraakiil laamah… Read More
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in isbadal ku yimid biyaha wabiga Shabelle ee dhax mara magaalada Baladweyne, waxaana jira walaac xoog… Read More
Al-shabaab ayaa guulo waaweyn ka sheegatay dagaal culus oo ilaa shalay ka socday degaano ku yaalla xadka gobolka Bakool uu la wadaago dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya kaasoo ay la galeen… Read More
Guddoomiyaha deegaanka Yeed ee gobolka Bakool Cabdisalaam Duwane Cumar ayaa ka war bixiyey dagaalkii ay kooxda Al-Shabaab ku qaaday deegaanada Yeed, Atoo iyo Washaaqo kadib wareysi uu… Read More
Premier Bank ayaa maanta daahfuray adeegga cusub ee Wallet Send oo lagu soo kordhiyay app-ka Premier Wallet kaa soo u suurtagalinaya macaamiisha inay lacago u diraan loogana soo diro d… Read More
Cabasho xooggan ayaa ka taagan qiimaha lacageed ee la saaray ardayda iibsanaya buugaagta Manhajka cusub ee dugsiyada sare Puntland.Wararku waxay sheegayaan in arday kasta oo iibsanayaa… Read More
"Waxaan aad u jeclaan jiray inaan gacantayda ku qoro nuqul Kitaabka Qur'aanka ah."Sanadkii la soo dhaafay waxaan qoray hal jus oo ka tirsan Qur'aanka waxaanan tusiyay waalidiintay iyo saaxii… Read More
Mukhalas dadka wax tahriibiya ayaa sheegay in qorshaha dawladda UK ee ah in magangelyo-doonka loo diro Rwanda aanu ahayn mid ka hor-istaagaya macaamiishiisa. Weriye ka tirsan BBC-da, J… Read More
Wasiirkii maaliyadda ee UK Kwasi Kwarteng ayaa xilka laga qaaday. Isaga qudhiisa ayaa bartiisa Twitter-ka ku xaqiijiyay in Ra’iisul Wasaare Liz Truss uu ka codsaday inuu ka tago… Read More
“Waxaan hadda Imaam ka ahay Misaajidkii aan mar doonayay in aan ku xasuuqo Muslimiin badan”Qisada Richard McKinney oo ah nin u dhashay dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay da… Read More
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo xanuun badan oo ka dhacday xaafadda Wajeer oo ka tirsan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, taas oo ka dhalatay dil arxan darro ahaa o… Read More
Madaxweyne Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in Ruushka uu in ka badan 30 diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku keenay dalkiisa Ukraine laba maalmood gudahood.Waxa uu intaa ku daray in gu… Read More
Askarigii loo haystay dilka xildhibaan Juweyriya oo ka hadlay ‘sababta dilka’Warbaahinta maxalliga ah ee Itoobiya iyo kuwa Soomaalida ayaa maalmihii lasoo dhaafay si weyn u… Read More
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday isgoyska Soobbe ee magaalada Muqdisho si uu ugu kuur galo baaxadda dhibaatada xooggan ee ka dhalatay… Read More
Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi): waxa uu qiyaastii 1943-kii ku dhashay miyiga degaanka gobolka Togdheer. Aabbihii Ibraahim Warsame Siciid oo Walanwal loo yaqaanney, ayaa Alle ha u naxari… Read More
Dhulgariir cabirkiisu dhan yahay 6.1 ayaa ku dhuftay galbeedka jasiirada Java ee dalka Indonesia, taasoo keentay in dadku ay ka baxaan dhismayaasha sida ay sheegtay maareynta masiibooy… Read More
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Anthony Blinken ayaa jimcaha la kulmi doona dhiggiisa Shiinaha Wang Yi magaalada New York, iyadoo ay jirto xiisad xooggan oo ka dhalatay faylka… Read More
Madaxa Golaha Sare ee Suudaan, Abdel Fattah Al-Burhan, ayaa sheegay shalay oo Khamiis ahayd, in "aan la cayimin taariikhda doorashada, laakiin ciidamadu ma sugi doonaan weligeed." … Read More
Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee Iran Major General Muhammad Bagheri ayaa sheegay in dalkiisu uu la socdo dhaqdhaqaaqa dadka uu ku sheegay Sahyuuniyadda, ayna si adag uga jaw… Read More
Dareenka reer galbeedka ayaa wali sii socda go’aanka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ku dhaqan galinayo abaabulka qayb ahaan ciidamada kaydka ah si ay uga dagaalamaan Ukra… Read More
Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ayaa hambalyo u diray xulka kubada cagta Marooko oo caawa afka ciida u daray Xulka Portugal, taasoo sababtay iney u soo gudbaan s… Read More
Samsung ayaa ku dhawaaqday horumarinta chips-yada cusub ee RAM, oo ay ugu yeerto DDR5 (DDR5), tignoolajiyada muhiimka ah ee ay shirkaddu aaminsan tahay inay noqon doonto horumarka soo… Read More
Maamulka Taliban oo ka taliya Afghanistaan ayaa heshiiskoodii ugu horeeyay ee caalami ah la saxiixday shirkad Shiineys ah oo shidaal ka soo saareysa kaydka saliida ee waqooyiga dalkaas.Saraa… Read More
Xukuumadda federaalka ayaa maalmo ka hor meelmarisay heshiis difaac oo dhexmaray Soomaaliya iyo Imaaraadka, kaas oo la filayo in la hor-geeyo baarlamaanka si ay cod ugu qaadaan.Buuq ay… Read More
Baargaal Media (Wakaalada wararka ) In ka yar 10 maalmood gudahood, 4 walxood oo duulaya ayaa lagu soo riday cirka Maraykanka iyo Kanada, Washington ayaa sheegtay in mid ka mid ah uu a… Read More
Xaaladda ka jirta gobolka Sool waxay u muuqataa in ay faraha ka sii baxayso, loona baahan yahay in dagaalka si dheqso ah lagu joojiyo iyo dhiigga macnodarada ku daadanaya.Dadka dhimana… Read More
Ciyaartoyda caanka ah waxay ku qaataan qayb wanaagsan oo ka mid ah xirfadahooda safarka, hadday tahay inay ka qayb qaataan tababarka, ciyaarta ama inay la joogaan kuwa ay jecel yihiin. In ya… Read More
Paul Nwokeocha – Onye Ka M Aga Asi Na O Yiri Gi (Medley) mp3 is available on this page for free download. Paul Nwokeocha has just released a new track titled Onye Ka M Aga Asi Na… Read More
Koxda Real Madrid ayaa lug gashay wareegga 8-da Champion-ka ka dib markii ay 5/2 ku soo garaacday Liverpool oo ay marti u ahaayeen kuwaasi oo is dhiibay qeybtii labaad ee ciyaarta.Shee… Read More
Sida ay muujinayaan xogo ay heshay warbaahinta, Qorshe la doonayo in uu isku-casilo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamzse Cabdi Barre ayaa ka soconaya caasim… Read More
Franck Kessie ayaa waqtigii geerida wax auu guul qaali ah ku hogaamiyay Barcelona kuwaasi oo 2/1 kaga badiyay Real oo marti u aheydSheekada qeybta hore : Barcelona biloowgii waxa ay ci… Read More
Aqalka Cad ayaa sheegay in la taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan uu la hadlay dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan Talaadadii, waxayna ka wadahadleen Iran iyo tall… Read More
Nigerian sensational Gospel Music minister Tim Godfrey drops a Spirit-filled Christian sound titled, “Worship Chant” The brand new sound was released off Tim Godfr… Read More
Fahamka sababta aan aadka uga welwelsannahay, waxaan heli karnaa siyaabo aan ula qabsanno oo aan u yareeyo fikradaha aan waxtarka lahayn.Ma jiro wax dafiri kara in welwelka xad dhaafka… Read More
Kooxda Calooshood-u-shaqaystayaasha Ruushka ee Wagner ah oo soo maray inta badan dariiqa Moscow ayaa ugu dambeyn oggolaaday inay dib u noqdaan si ay uga fogaadaan dhiig daata sida uu s… Read More
Ugu yaraan 6 ruux ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen tiro kalena ay ku dhaawacmeen dagaal iyo duqeymo culus oo maanta ka dhacay magaalada Laascaanood.Dagaalka ayaa ka dhacay aag… Read More
Ayushi Shekhawat who was born on 05 November 1998 in Rewari is a news anchor/journalist and social media influencer. She is popular as a Broadcast Journalist in “First India News Rajas… Read More
Wax baad ka dhagaysataa amma daawataa kuwaasi oo aan inta badan faa’ido lahaynXilligii dawladdii Siyaad barre, goortii Ololaha wax barashadu socday ee dadka guryahooga loogu tegi jiray… Read More
Turkiga ayaa sahminaya sida ay door muhiim ah uga qaadan karto soo celinta nidaamkii dimoqraadiyada ku dhisnaa ee Niger, halkaasoo militerigu ay la wareegeen awoodda bishii hore, sida uu yir… Read More
SSC Khaatumo ayaa ka digtay dagaal beeleed ay sheegtay in ay Somaliland ka abaabulayso deegaanada bariga Ceerigaabo iyo Buuhoodle.Warsaxaafadeed kasoo baxday Maamulka SSC Khaatumo, aya… Read More