Dhiig karka, oo loo yaqaan dhiig karka (HTN), macnaheedu waa in cadaadiska xididada sahayda uu ka sarreeyo sidii la rabay. Magaca kale ee dhiig karka waa hypertension. Dhiig-karku waa… Read More
Baargaal Media Shaqo joojin ballaaran ayaa maanta oo Talaado ah ka billowday dhammaan xarumaha kalluunka lagu dejiyo ee ku yaalla xeebta Xadramout, taasoo looga soo horjeedo… Read More
Guushu waa fikrad ka duwan qof kasta. Haddi ay la macno tahay in aad leedahay xirfad aad u wanaagsan, guri ama qoys, guushu waa wax qof kastaa ku dadaalo in uu gaadho. Mark… Read More
1. Xilli horre kac Soo toosida goor hore waxaa laga yaabaa inaysan ku jirin meesha ugu sareysa liiska waxyaabaha kaa farxinaya. Dhab ahaantii, waxaa laga yaabaa inaad ku raa… Read More
Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi): waxa uu qiyaastii 1943-kii ku dhashay miyiga degaanka gobolka Togdheer. Aabbihii Ibraahim Warsame Siciid oo Walanwal loo yaqaanney, ayaa Alle ha u naxari… Read More
Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa sheegay in haddii heshiiska Nukliyeerka la gaaro, ay waajib tahay in lagu daro xiritaanka dhammaan arrimaha taagan, oo ay ku jiraan joojinta baarit… Read More
Aragtida go’aaminta shakhsiyadda dadka iyadoo lagu saleynayo nooca dhiigooda waxay Ka Soo jeedaa aragti reer Japan ah oo lagu magacaabo Ketsueki-Gata.Aragtidani waxay doonaysaa in… Read More
Guud ahaan haweenka Soomaaliyeed waxa ay laf dhabar u yihiin nolosha malaayiin qof oo Soomaaliyeed, burburkii dawladdii dhexe ee dalka haweenku waxa ay dhexda u xirteen abuuritaanka hal-abuu… Read More
Dadka lafa guro dhaqanka Soomaalida ayaa sheega in Neyruuska Soomaaliya uu yahay Dabshidka iyo Istunka, hase yeeshee ay ku kala duwanyihiin waqtiga ay umadaha kale ee caalamka sida Iraniyiin… Read More
Dhammaanteen waan wahsannaa mararka qaar, balse waxay dhib noqoneysaa haddii ay caado kuu noqoto inaad dib u dhigato hawlaha kuu yaalla adiga oo og caqabadaha aad kala kulmi karto haddi… Read More
Khilaafkii u dhaxeeyey qoyska reer Boqor ee dalka Sucuudi Carabiya ayaa meel xun maraya iyada oo wararkii ugu dambeeyey sheegayaan in boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis uu xilal ka qaaday saraak… Read More
Boqortooyada Sacuudi Careebiya ayaa dhambaal deg deg ah u soo dirtay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kas oo ay ku muujinayaan sidda ay uga xun yihiin ficilka ay ku dhaq… Read More
maareeyaha shirkada P&O ee dekeda bosaso oo ay ilaalo gaar a ay sugayso amaankiisa iyadoo ay muddooyinkan ay ahayd xaalada magaalada boosaaso oo ah isha dhaqaalaha puntland mid mee… Read More