Dhiig karka, oo loo yaqaan dhiig karka (HTN), macnaheedu waa in cadaadiska xididada sahayda uu ka sarreeyo sidii la rabay. Magaca kale ee dhiig karka waa hypertension. Dhiig-karku waa… Read More
Guushu waa fikrad ka duwan qof kasta. Haddi ay la macno tahay in aad leedahay xirfad aad u wanaagsan, guri ama qoys, guushu waa wax qof kastaa ku dadaalo in uu gaadho. Mark… Read More
Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi): waxa uu qiyaastii 1943-kii ku dhashay miyiga degaanka gobolka Togdheer. Aabbihii Ibraahim Warsame Siciid oo Walanwal loo yaqaanney, ayaa Alle ha u naxari… Read More
“Waxaan hadda Imaam ka ahay Misaajidkii aan mar doonayay in aan ku xasuuqo Muslimiin badan”Qisada Richard McKinney oo ah nin u dhashay dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay da… Read More
Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa sheegay in haddii heshiiska Nukliyeerka la gaaro, ay waajib tahay in lagu daro xiritaanka dhammaan arrimaha taagan, oo ay ku jiraan joojinta baarit… Read More
Guud ahaan haweenka Soomaaliyeed waxa ay laf dhabar u yihiin nolosha malaayiin qof oo Soomaaliyeed, burburkii dawladdii dhexe ee dalka haweenku waxa ay dhexda u xirteen abuuritaanka hal-abuu… Read More
Dadka lafa guro dhaqanka Soomaalida ayaa sheega in Neyruuska Soomaaliya uu yahay Dabshidka iyo Istunka, hase yeeshee ay ku kala duwanyihiin waqtiga ay umadaha kale ee caalamka sida Iraniyiin… Read More
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa war rasmi ah ay soo saartay caawa waxay ku shaacisay bixitaanka Lionel Messi, waxayna uga mahadcelisay wax walba oo uu sameeyay sanadihii la soo dha… Read More
Dhammaanteen waan wahsannaa mararka qaar, balse waxay dhib noqoneysaa haddii ay caado kuu noqoto inaad dib u dhigato hawlaha kuu yaalla adiga oo og caqabadaha aad kala kulmi karto haddi… Read More
Macalimiinta iyo Ardayda dugsiyada Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu ayaa saaka Muujiyay Sida ay ugu xun yihiin weerarkii Lagu dilay oo lagu xasuuqay Shacab badan oo aan… Read More
Qaar ka mid ah Shacabka Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu Puntland ayaa waxaa ay ilaa shalay ilaa Maanta dhigayeen banaanbaxyo cabasho ah ay uga soo horjeedaan xukun dil tooga… Read More
Halkaan waxaan Isimada, indheer-garadka, gancastada, culumaa’udiinka, iyo ururad bulshad reer Puntland ugu soo gudinyaa baaqan aan u magac darey SAMATA-BIXIN Puntland.Oraah Soomaliyeed… Read More