Ergo ka kala socda Dowladda Itoobiya iyo Kooxda TPLF ayaa maanta iska xaadiriyay dalka Koonfur Afrika, si ay uga qayb galaan kulanka xalka loogu raadinayo ee labada dhinac ku dhex maraya Koo… Read More
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa cambaareeyay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadday saldhig ay leeyiiin Ciidamada Burundi ee ka tirsan kuwa Midowga Afrika oo ku yaalla tuulada… Read More
Ururka Al-Shabaab ayaa ku hanjabay inay sii wadi doonaan weerarrada ay ka gaysanayaan gudaha Kenya haddii madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto uu go’aansado inuu ciidama… Read More
Intii lagu guda jiray kormeerka joogto ah oo Ciidamada Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya ee loo yaqaan EUNAVFOR ay ku ilaalinaysay maraakiibta isaga kala goosha Geeska Afrika iyo G… Read More
Maamulka Qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa Magaalada Kismaayo ku soo gabagabeeyay tababar aqoon kororsi ah oo la xiriiray sugidda amniga ee doorashooyi… Read More
Ilo wareedyo rasmi ah ayaa wargayska Alsharq Al-Awsat u kashifay inay jireen wada-hadallo u dhexeeyay Soomaaliya iyo Sucuudiga oo ka dhacay caasimadda dalka Cumaan, ee Muscat,iyadoo dh… Read More
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay u yeertay maanta oo Khamiis ah Safiirka Jamhuuriyadda Kenya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal (Howlgab) Lucas Tumb… Read More
Budapest, Sebtembar 13, 2019) Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng. Cabdi Cashuur Xasan ayaa sheegay in Soomaaliya ay guulo la taaban karo ka soo hoysay Shirweynaha I… Read More
Wasiirka Arrimaha Dibadda Liibiya ayaa sheegay in waddankiisu uu ka soo horjeedo qorshaha Midowga Yurub ee dhinaca soo galootiga, qorshahaas oo dhigaya in xarumo lagu qiimeeyo laguna k… Read More