Kalluumeysatada dalka spain ayaa ka helay xeebta Galicia ee waqooyi-galbeed ee dalka, markab kuwa quusa ah oo dhererkiisu yahay 23 mitir oo ay ka buuxaan daroogo, sida uu qoray wargeys… Read More
Sheekada dhabta ah jacayl wey ka fogtahay.Bal qiyaas in Maasooniyada ay u dhisteen markabka weyn ee (Titanic) oo ay ku bixiyeen kharashaadkan mala-awaalka ah, kaliya si ay 3 nin oo ganacsato… Read More
Hay’adda Ilaalada Xeebaha dalka yaman ayaa shaaca ka qaaday in qeybtooda gacanka Cadmeed Lagu soo wareejiyay mukhalasiin hub u siday shixnad hub ah oo laga soo raray… Read More
Markab weyn oo kuwa xamuulka ah ayaa ku gubtay bartamaha badweynta Atlaantigga, iyadoo kooxaha gurmadka ay ku guulaysteen inay soo daad gureeyaan shaqaalihii markabka, baabuur qaali ah… Read More
Markab sida shidaal badan ayaa ku soo xirtay Dekedda magaalo ganacsiyeedka Puntland ee Bosaso, Xilli ay degaannada Puntland ka jirtay baahi shidaalka noocyadiisa kala duwan ah maalmihi… Read More
wararka ka imaanaaya jasiirada Socotra ayaa sheegay in doon xamuul oo alwaax ah oo siday alaabooyin iyo gawaari gaar loo leeyahay oo ay leeyihiin dadka jasiirada ay ku degay xeeb… Read More
HordhacBuuggan la yidhaa “Getting Somalia Wrong” oo Af Soomaali ku noqon kara ‘ Warxumatashiilka Soomaaliya’ sida uu Cabdicasiis Mahdi ku afceliyay. Buugga waxa… Read More
Dowladda cusub ee Talyaaniga ayaa u oggolaatay markab samafal oo ay saaran yihiin 82 qof oo la soo badbaadiyay inuu ku soo xidho xeebaha jasiirada Lampedusa, tallaabadaas ogolaashaha ah ayaa… Read More
Wararka naga soo gaaraya Dalka Sucuudiga waxaa ay sheegayaan in dowladda Sucuudiga ay soo celisay mid ka mid ah Maraakiibta Xoolaha ka dhoofisay Xeebaha Soomaaliya .Markabka ayaa la sheegaya… Read More