Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan laga helay xanuunka Covid-19 ayaa xalay ka baaqsaday ka qayb-galka munaasabadda xuska 26 June oo lagu qabtay xarunta ma… Read More
Wararka ka imaanaya Xarunta Barlamaanka waxa ay sheegayaan in kulanka golaha shacabka ee maanta uu u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan.Xildhibaannada buugga xaadiridda saxiixay w… Read More
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa maanta ka qabsoomay kulan xasaasi ah oo u dhexeeya mas’uuliyiinta Puntland ee xilalka ka haya gobolka Bari gaar ahaan maamulka gobolka… Read More
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha shacabka Soomaaliya C/Wali Sheekh Muuddeey, ayaa sheegay in dastuurka hadda ay ku shaqeyso Dowladda Soomaaliya uusan ahayn dastuurkii ay ansixiyeen Erga… Read More
Xubno kasocda Daladda Qurba joogta Puntland ee Marka Magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan PEDAN ayaa qayb galay Shirkii Magaalada Brussels ee looga hadlayaay Arrimaha Somaaliya ,iyado shirkaa… Read More
Shirkii maanta ee wadamada Islaamka ee istanbul oo ay ka qeyb galeen 58 wadan, ayaa laga soo saaray baaq ah in Caalamka si buuxda u aqoonsado dowlada Madaxa banaan ee Falastiin.Dalalka Islaa… Read More